ABDIRAHMAN XADANTEEYE HEESTII HADUU XIISIHI DHAMAADAY 2021

preview_player
Показать описание
CODKA: ABDIRAHMAN XADANTEEYE
EREYADA CUMAR MACALIN
LAXANKA:CUMAR AADAN
MUSIC: MAXAMED KARAAMA
EDITED BY: ABDI MAALIK C.KUUS
COPYRIGHT
GACANQABAT DIGITAL STUDIOS 4K
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Inta bukta ee heestan dhageysanayo waa nii salamay asxabteda boos mahelaa😢❤

MaxamuudJiinoow
Автор

2025 soo xasuustay waliba anoo niyad jabsaan😢

FaadumoAli-wi
Автор

Qofkii ugu horeyay hestaan daawado inaan ahay liketa

yahyemohamed
Автор

Heestan sybday oo dhimatay ban wada qadi jirnay iilahay haku naxariisto wllshay😢😢

Bitty
Автор

Haduu xiisihii dhamaaday
anaa dhaawaca is yeelay 😢
Dhaliishaa anaa muteystay😢
Dhibane waa yeelkadiisa.

anzaldaahir
Автор

heeztaan gabar aan aad ujeclaa baan ku soo xasuusta anagoo isla joogna baan marwalba dhageesan jirnay hadana waay iga fogaatay

fuduleyare
Автор

Xumaa marka jacayl kuhayo hadan aadan helayn qofkaad jeclayd niyaduna kuu qaboowayn❤😊

CmudalibXuseen-ewwo
Автор

2025😅 ya ila dhagesana marxalad adag kujiro😅😅😅

Sihaam-lyee
Автор

Xasuus ayee iitahay heestaan
Gacanqabat Thanks

laylo
Автор

Heestaaan tan iyo xale ii shidneed 😢😢😢😢

mariamhano
Автор

Ex Hargeisa gabdh aan jeclaa 2009 kiii Bey heestaan dhagsan Jiray axyaa duniya qof aad jecshahay markaad waydo😢

PureSomalilnder
Автор

20/10/2024😢😢😢
Haduu xiisihii dhamaaday anaa dhawaca is yeelaay😢

HibaaqCabdi-smzt
Автор

2025 dhageysanaya ano waligy xirir samen wana jeclhy 😢😂❤

HaphzaMoalim
Автор

4\11\2024 hadu xiisi dhamada ana dhawaca is yelay

NajmaNuurhashi
Автор

Hestan markan dhageysto dhabti wxan darema daren dhabti ixanujiya blsee hadu xisihi dhamday ana dhawca isyely iyda ma oga wxan ku sugnhy noloshyda ayeyba izka wdata blsee aniga ayaa noqdeey dhibne jcyl qofka wc jcyl aya dremikra xanunkayga blsee qof kasto xiriki ka xumday wxan kula talin laha inusan mrnaba is dhibin ee hory u oscodh war dhalinyaro ilahaay xirin an layelno qalbigenu wuku xasilya xirirka alle io adonkisa aniga hada wxan ahay odaay wayel o wayo argaa😮😮

Snnnssnn
Автор

Lyrics wan Raadinaaya Walal mcn Thanks

xamar
Автор

6/November/2023
Duhur ah 1:27

Xiizo💔

Mohamedupdyhasan-jzxz
Автор

Haduu xiisihii dhamaaday anaa dhaawaca is yeelay dhaliisha anaa mutaystay dhip ma le waa yeelkadiisa maxaad ii dhaga nuglaydoo ilaa dhaayaha isaarto cuntadu kaa dhaadhacaynee
Dhaayihii ku arkaa xasuusta ku dheelmadee anaa dhalanteed jacayl ah dhex gigay laabtaydee
Heetuba waxad moodaa inay aniga iga hadlayso 05/03/2025 habeen arbaca soo galayso 03:25

JimcaaleCarab
visit shbcf.ru