Movie Reaction Lucky Baskhar 5 Star movie waaye iyo filimka ugu wanaagsan sanadkan 2024 daawado

preview_player
Показать описание
Fadlan subscribe, like, share, comment #bollywood #moviereaction #luckybaskhar #dulquersalmaan
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

inta yar wiilka yariiska uu dhahaayo shukalata so Dhacay kadibne cunug yar ku arkay dhahay jabkaan qaado Macalimada ha usheegin asgane hadalka wiilka yar ka dhax baxsanaayo wow wow wow

wiilkacidadariska
Автор

Saaxib Waan Soo daawaday filmkii lucky baskhar runtii markaad daawaday waxaan xasuustayda dib u celiyay Markii aan joogay wadankii, inakstoo aan hada ku suganahay Germany qisada filmka qayb kamidaa Yaa igu dhacday waxaan ka shaqay jiray college ardayda lagu baro luuqada English ta position ama booska aan hayay waxa uu ahaa office saddex sano Isku xigta ayaan ku guulaystay shaqaalaha ugu wanaagsan lkn wali position kor looma qaadin ka bacdi boostaygii waxa lagu badalay, maamulaha wiil ka hayb ah maalintaa sidaan wadanka uga niyad jabay ayaa usoo tahriibtay, qisan maaha mid aniga kaligay igu dhacday lkn way jiraan dhalinyaro farabadan oo dhibaatada igu dhacday ay ku dhacday, filmkaan aad buu emotionalka dareenkayga u dhiciyaya waxanan dhamaystay anoo ilmeenaya, Zaki aad baad umahadsatahay zhp adaa igu kaligay in aan daawoda, waxaan islahaa film weyn mahaa l

mohamedmohamoud
Автор

What a flim?what a story ? What a emotionally?

BashiiraadanMaxamuud
Автор

Goor uu iga dhamaaday aan fahmi waayey 5 star +++ waaye

kaadsiinochannel
Автор

Adigaaa fahmiwaaayay ma, ahaneee

Dulquur salmaan iyo nanni igu soo orod ma, ahan jiliiin iyo fahad fazil lama xayaysiiyo ma, ahaneeee xataaaa waaweeenka waxba kama cunaaayaaan

AhmedMohamed-uugk
Автор

Lucky basker excellent movie 5star weeye ustaad 10/10 meel dayacan male waan ku raaxaystay

abdiquduus
Автор

akhyarta wacan hbn jimca waye scw scw scw ❤❤❤❤

cabdiraxmantiimo
Автор

Wowowowo Ustaadow filmka aaa saas dhan u amaantay mxaa weeye wligay ma arkin film saa u amanTayy😅😅 Waa soo daawana soo qiimena

ABDIRAHMAN_
Автор

Inta uu dhahaayo meshan wa India wax walba waana lacag ku iibsta hadii rabto in lagu ixtiraamo jirkaga wa in laga dareema axsan film

NabiilKaka
Автор

What a movie hadda ka dul kacay kofida wa sibay🎩

craxmanmc
Автор

10/10
woow kan film wuu dhaafay this is 100% balack baster .😍

HassanKamil-jzet
Автор

5Star 🌟Ka hadal Mlhn 😍🤤30 Daqiqo Ugu Dambeysay Cadi Nagula Walay🎉Dulquer Salmaan Actor Wu dhafay🔥

zakichelseafans
Автор

Waa dhif iyo naadir xlda sheekda filimlkaan
Tusaalana ah
5✨️✨️✨️✨️✨️

AyanleAar
Автор

Inaba caadi maaha wllhi 🎉🎉🎉🎉 5 star ⭐️ ka bdn uqalma

AyoupSaalim
Автор

what a move ustad baryahan bo waqti waa u la'aa lkn manta u fadhisstay wa 5 star xitaa ustadow

usmanpro
Автор

Ugas wan qiray filinka lucky Baskar 10 star ayaan siiyay

aliabdi
Автор

Waa mu raxestay dawasha filimka 5 star shaki la aan

abdullahimohamud
Автор

Movie of the year lucky basker ✔️
Wr dulquer salman waa u hagar baxay
Film kaan wlhi Goobaha lagu jilay siduu ku bilaabanaayo io siduu ku dhamaanayo waa wx eco ku baranaayey 📈
Dulquer salman list ku darsaday awalaa laba film u haayey kana wuu iga gaday
Lucky basker fadhiga uga kacay wlhi 💯😘

Somaliboy
Автор

Ustaad maanta uunban arkey film aad dhahdey wuu wnagsanyahy oo wanaagsan🔥🔥😂😂😂

inarize
Автор

Wow the best flim of the year 2024 ❤ star 🌟 ❤

Apdala