ISTAAHI PRINCESS OO ARIN CAJIIBA KU SOO BANDHIG TEY MUQDISHO

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Maash alllah
Princess istaahil
Fanaanada qarniga

ibrahimabdi
Автор

Gabdhahena somaliyeed dul qad badanaa qof nocasa mey lanoled wlhi gabdh geesiyada iyadaa ahayd qoftuu dilay waaa gabdha agfadhisa oo Mar wadiisa ahayd alllaha unaxariisto

inamohamed
Автор

Aamiin wll illaahay nabad waarta ha na siiyo

qaaliluulahmed
Автор

War khaldamin alla ha unaraxariistee waa mar xuumadii inta uusan dilin mahor

wiilqaranofficial
Автор

Khaladka Iskasax lakin walaal
Gabadha Admeesha Adku aragataa
Waa marxuumadii xaaskisa Ahayd
Ee Uudiley Allah Yarhamuh Raaximiin

proudcitizen
Автор

Abti gaadhiga inanta lasaaran waa tii uudilay😢

Abdikadir
Автор

Sxb waxankushegaya ineytahay marxumadaa inantagarigalasaran waa marxumadaa

ayaanleali
Автор

😭😭😭😭allah uraxmado halkii ay martay tii hore ayee maree iyana😭😭😭

zeybocabdullahi
Автор

Waxa folxumada Lee ayaay nag la sexanaysay wlhi dookhu waa cajiib nagta laa fadhiida waa nagtiisii hore uudiilay illahay ha unaxariiso 🤲

idilqaali
Автор

istahiil priness cod macaan rabi ku siya

najma
Автор

Qofta gaadhiga la saaaran weeyan naaagta uu dilay ee maaha Inan kle 😭😭

salahhassan
Автор

Wll wa gawadhii udilay un alah unaxaristo amiiin

rahamasalah
Автор

Gabadha ak fadhida waa gabadha xaaskiisa ahayd uudilay

ShariifShariif-zpuj
Автор

wiilkan naagtiisa wuu jeclaa amar ayaa dhacay waa haduu dilay walal xitaa carabkii in uu sheydan ku noqday maxaad ka og tahiin in u xanuunsanaa xitaa ma ogidiin

superlula
Автор

War wad walanten balo kulaso boode wax hubso wa marxumadi uudilay gabdha gadhig ukusida malahe wa marku si qorsheenayay inu udhameye wixishkani Alle haso qabto😭😭😭

amaljacayl
Автор

Waa tii uu dilay jclbuu Ku indha tiray uf foolxumo badanaa wuxu

xafsaaxmedxafsiina
Автор

Oooceey lalabo badana afkiisa 😱😱😱 Caku gabdhaha somaliyeed ninke arkan iska jeclanayan ish calafkeeda xumaday uunoqday Alle ha unaxariisto

fahmoifka
Автор

Wll illaah ha unaxariisto wlshen isna illaah ciqaab aduun iyo mid aakhiro haku dilo wax kasta waa calef

qaaliomar
Автор

walee kan dulinimadu waaka muuqataa subxnllh😭😭😭😭😭😭

hidayobashircise
Автор

Gacan ban kuu daagy waleee nin rageed bad tahy hablo waxy yihin yaqan ale haka abal mariyo dhaqan ka subaneead ku tagantahy

hanisoomalilandhanisoomali