ZAMZAM SHARAF IYO NADIIRA NEYRUUS KOOX DHAMEYS TIRAN OO BOORAME KA KU QABANAAYA SHAW LOO WADADHANYE

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qofkii 1aad ee dawadan ahaye like isaara ilmadeerayaal

yassen
Автор

Zamzam inta qurxdeda aadka ulandhacsan liketa igu sharfa walalahayow📱📱

samiraaxmed
Автор

Haaaye haaye wa sidase ha socoto hawshu halka kaga hay horumar wcn guul & gobonimo hal abuur👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

hoodoindho
Автор

Maasha allah geesigayga mataankayga jeexaygii midig halabuur cawil bile farxad iigu waar Inta cimrigaaga ka dhiman wllo qaali ifka sharaf iyo cisi iyo karaamo iigu noolow wllo qaali waxaan rajaynayaa farxada aduunka taala oo dhan in ay lugahaaga hoos timaado waana kugu faanaa geesigayga ii soo jawaab mataankayga

sawdaayaan
Автор

zamzam sharaf qaali hormar wcn😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

zamzamomar
Автор

MURUGO IYO CIIL MIDNA
KUMA TUSO WLLO SUBSCRIBE II SAAR MAHADSANID

maxdar
Автор

Gabadhan afkeeda ayaa jeclahay:qosolkeeda

amuudiabdullahi
Автор

Wll ilahey qaprika haku waziciyo #subscribe iisar

سلمانعلي-غف
Автор

Fanaaniinteena sharafta leh kusoo dhawaada magaaladiina cidi idinkama xigta. ❤🌺🌷🌹🌺👍👍👍👍👏👏

faizamohomed
Автор

Asxabta qaaliga Subscribe ii Sara insha Allah thanks 😍

HodanCookingandBeauty
Автор

Wiilkan waa fariid, waliba qabiil iyo qurun ka meydhan. Sidasaa loo shaqeystaa ama waa leyska aamusaa.

faizamohomed
Автор

waar meeshan boorama waa boqortooyo walaahi waan qiray

adansuleyman
Автор

Nadira haday mesha jogto lokala harimayo siday ila tahay wa boqorada masraxa fanka manta joga

hawaali
Автор

INTEE JACEL *HAL ABUUR CAWIL LIKE SARE

carafaadzhardi
Автор

waxay miyaad nawaninaysaa mise waad ns cayaysaa hh bal dib u dhagagso waxaad duubtay abti

adansuleyman
Автор

Boorama xidigaha geska unba lagajecelyahay

axmadsahaljamac
Автор

Waxy tageen meshii gaajada iyo xasdka and sixirkaa

habonhabiin