Hees Jaceel Faarax Murtiile & Amina Iftiin

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestan aderky iyo Gawar uu lashekysan aya dhagysan jiray 2015kii hdana ilma ayey isku dhalen masha Allaah 🙏🙏🙏love you baba Adan Shallow

shindesmohamed
Автор

😭heestan markan somalia jogay ayan aat u jecla howsha gurigena markan qabanayo anigon hestan shidan maba qaban karen wllhi hoyo mar walbo wey igu qeylin jirtay iga dami hesta ana ada u jecla hestaan💖💖 somalia io hoyade wan u xiisay😭😭😭cimri dheer hooyo mcn💖💋🔐

najuuqueen
Автор

Ayyy hestan marka dhagesanayo jaceyl meelu ka yimaday Aan aqoonbaa igu sodagaa markasa ani dhan baraf noqdaa😃😫😫😢❤

khadiijohassan
Автор

Hestan anigo jeclka wax ka aqoon baan xoolo kuraaci jiray xasuus 2014😍💔

aadammaxamed
Автор

Golden voice I'm sure you come back again to listen this sweet song 17/2/2024 like dhan ku sii

akjr
Автор

2014 baa niicle kadhagysan jiray anigo wakhtiga 14 ah lkn manta garigaygay igadhex shidanthy😂 alx 2023 farax murtile 🙏

mahamutt
Автор

Heestaan waligay aad ayaan ujeclaa mar walba oo qoftii aan jeclaa lahadlo waan dhagaysanjiray. Faarah murtiile best songers😢

sicidabdinur
Автор

Heestan ano yar aanba jcayl wax ka aqoon maqli jiray sibaan ujeclaa oo dhgta udhigi jiray😢😂❤Nice song faarh murtiile❤

RiyaaqcaLi
Автор

Heestan dhageysigeeda Kama Xiiisa Dhaco Illaa haatan Waan dhageysanaaya; waayo Heestan Waxay sidata Eraya Jaceyl sitoo qof WAX soo jeclaadey maba kadeelo dhageysigeeda.

Hadaad Aniga iila mid Tahay hit like and love.

0ctober 10/14/2019

hassanosmaniman
Автор

my first time I have to watch this song was in 2014. and still I'm watching in 2021. I swear really I like this song

muktaarbantu
Автор

Faarax murtiile woow xanun san yhy cafimad deg deg ah Allah siiyo

exqalbitagay
Автор

Anyone els who can't get enough of this song????

misspamba
Автор

Abwaan Farah murti aya jirta inaba caadi ma ahan
Amina codkeeda wa halaasi I like it❤

Gantaalahamedia
Автор

Runtii waxan jeclhy hesaha Abwan farax cawil jamac, farax murtile m.a

A.k.s.
Автор

Xasus waxa dhagesan jiraty gabr walshay ah oo dhimatay Allah ha unaxariisto 🤲😢

ashaali
Автор

Bishaarad itahoo bareeran ku jeclahay baraaraha aduunyiyo bilkhayr baad I tahee ❤️❤️❤️what lovely song

MindCascade
Автор

Imikoy tahy 2024 waan dhagasta xasus awged jax❤❤❤❤❤❤❤😢 me lamaco jaclkagi jax

MaxamedCali-zw
Автор

Hi I'm from Ogadenia I don't know this song but it could be imagined 😮

ahmeddaahir
Автор

Qoftaan waa qurux ley codkane kadaran balse fanka weyka soo daahday wlh aamina iftin nolow boqortooyo anku faano ♥ ♥ ♥

fansfarhiyafiska
Автор

Back in 2015. A day to remember for
In my life

MohammedAli-cerz