14 mar Aqri magacan ku celceli wax aadan waliga fileyn Helin Hibo Gaara Qofna Lasiin Allaan kudharte

preview_player
Показать описание
14 mar Aqri magacan ku celceli wax aadan waliga fileyn Helin Hibo Gaara Qofna Lasiin Allaan kudharte
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha Allah sheekhan suradii buu ku shegaya ayadii buu ku sheegaya jazakalah khair

flower
Автор

Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

FADSO
Автор

قَالَ رَبِّ اغْفِرْ لِي وَهَبْ لِي مُلْكًا لَّا يَنبَغِي لِأَحَدٍ مِّن بَعْدِي ۖ إِنَّكَ أَنتَ الْوَهَّابُ ‎﴿٣٥﴾

hawaomar
Автор

Masha Allah shoukrann wa jazaka allahu kheyra fii Dounia wal aqira insha sheekh badbaado

kingboy-udvp
Автор

Asc shiiq badbaado Alle ayaa Nabad baadiyee shiiq isoo ducee muraad baan lee yahay haduu Alle yiraado insha Allaah wlhy shiiq waxaan kuu jeclahay dar Alle

ayaanahmed
Автор

M.a sheq mhdsnd jannatu fardowsa alle haku abaal mariyo xisaab la aan ❤

nasrahonesty
Автор

Maasha allah waa sheekh faaiido allaha ku barakeeyo sheekh faaruuq

hanaanbashiir
Автор

دعاء نبي الله سليمان( قال ربي اغفر لي وهب لي ملكا إنك انت الوهاب)

bintuabdilahi
Автор

Jazakallaah sheekh alle haidiin xifdiyo adiga iyo reerkaagaba aamiin

fatimanor
Автор

Masha allh tabarakallh jasakallah sheikh marwalba nosoo gali wlahie wa nomuhuum noloshayada💯💯

qayaadiina
Автор

Mashalaah sheekh wa runtaa
Inshalaah allaah ayaa awood oo DHAN
Leh guul waarta inshalaah

mohamedhashi
Автор

asc sethy sheq wanku salamay qeyr allaha kusiiyo ducadada nosoq

lulmohamudilmi
Автор

JIZAAKUMULLAAH SHEEKH FAARUUQ XAFIDUHULLAAH

hawaomar
Автор

Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq

bostejoali
Автор

السلا عليكم ورحمه وبركاته يا شيخنا جزاءك الله خيرا أريد تفسير رؤية

ubaxcawil
Автор

Masha allah mar hore aya noshegty wana kufaaiday but wan yar yarey baryihi dambe oo wan kamashqulay

fartunfartun
Автор

Allaahu Akbar Allaahu Akbar yaa Allaah yaa Allaah

ayaanahmed
Автор

Shiikhow isticmaal skirey boomata ladha jirta rag iyo dumar wajiga sidan eh logu talagalay isticmal daawa dhaqtar waaye wax kaste3
Dawa utahay

najmamohamudnuurulqalbi
Автор

UKHTII BINTU ABDILAH AYADA SIDAD U SOO QORTAY<< WAA QALAD WAA SIDAN >> ((قَالَ رَبِّ اغْفِرْ لِي وَهَبْ لِي مُلْكًا لَّا يَنبَغِي لِأَحَدٍ مِّن بَعْدِي ۖ إِنَّكَ أَنتَ الْوَهَّابُ ‎﴿٣٥﴾

hawaomar
Автор

Wsc sheekh waxan Rabaa inaan Fahmo BALAG waxa uu yahay qof lumay ama Cararey Ayaan maqley balag ha loo lulo Macau tahay
Jazaakalaa

duca_qaba
join shbcf.ru