4 tan aayad aqri Qof nasiib Leh aya tahay 14 jeer Qani milyan Dheera noqon Qanaaca Alle ku siin Duco

preview_player
Показать описание
4 tan aayad aqri Qof nasiib Leh aya tahay 14 jeer Qani milyan Dheera noqon Qanaaca Alle ku siin Duco
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

1 قُلْ تَعَالَوْا أَتْلُ مَا حَرَّمَ رَبُّكُمْ عَلَيْكُمْ ۖ أَلَّا تُشْرِكُوا بِهِ شَيْئًا ۖ وَبِالْوَالِدَيْنِ إِحْسَانًا ۖ وَلَا تَقْتُلُوا أَوْلَادَكُمْ مِنْ إِمْلَاقٍ ۖ نَحْنُ نَرْزُقُكُمْ وَإِيَّاهُمْ ۖ وَلَا تَقْرَبُوا الْفَوَاحِشَ مَا ظَهَرَ مِنْهَا وَمَا بَطَنَ ۖ وَلَا تَقْتُلُوا النَّفْسَ الَّتِي حَرَّمَ اللَّهُ إِلَّا بِالْحَقِّ ۚ ذَٰلِكُمْ وَصَّاكُمْ بِهِ لَعَلَّكُمْ تَعْقِلُونَ
2 وَأْمُرْ أَهْلَكَ بِٱلصَّلَوٰةِ وَٱصْطَبِرْ عَلَيْهَا ۖ لَا نَسْـَٔلُكَ رِزْقًا ۖ نَّحْنُ نَرْزُقُكَ ۗ وَٱلْعَٰقِبَةُ لِلتَّقْوَىٰ
3 أَوَلَمْ يَعْلَمُوٓاْ أَنَّ ٱللَّهَ يَبْسُطُ ٱلرِّزْقَ لِمَن يَشَآءُ وَيَقْدِرُ ۚ إِنَّ فِى ذَٰلِكَ لَءَايَٰتٍۢ لِّقَوْمٍۢ يُؤْمِنُونَ
4 فَقُلْتُ اسْتَغْفِرُوا رَبَّكُمْ إِنَّهُ كَانَ غَفَّارًا (10) يُرْسِلِ السَّمَاءَ عَلَيْكُمْ مِدْرَارًا (11) وَيُمْدِدْكُمْ بِأَمْوَالٍ وَبَنِينَ وَيَجْعَلْ لَكُمْ جَنَّاتٍ وَيَجْعَلْ لَكُمْ أَنْهَارًا (12)
kadibna Ducadan ka Daba Dheh 7 mar
{ اللهم اكْفِنِي بِحَلَالِكَ عن حَرَامِكَ ، وَأَغْنِنِي بِفَضْلِكَ عَمَّنْ سِوَاكَ }

BadbaadoChannel
Автор

Sheekhow murad aan le yahau ikahay haa i sahlo ee duco aan ku duceysto ii sheeg ajar rabi haga siyo

malyunmaxamed
Автор

Asc shiiq alle ajar an laso kobinkarin hakasiiyo adunyo aqiro wlh adkaarta iyo ducooyinka iyo tsabiixda intaba wlh nolosheyda o dhan way badashay masha allah inbadan wan kutaxanahay beejkaaga alle ajar hakaasiiyo

cumaradan
Автор

Masha Allah Ya Sheekh ciwankada facebook

mohamedibrahimmohamed
Автор

Ilhy sheekh haku xafido meel walba aad joogto wllhy waa shiikh wangsan m.a

kuwaramoha
Автор

ASC SHIIKH C.F MAASHA ALLAAH ADIGA IYO FAMILKAGABA ALLAHA IDIN XAFIDO JZK ALFA KHEYR

dhemanduceysan
Автор

Jazakalah qeera aduun iyo aqiro sheikow

maryanaden
Автор

Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.

FADSO
Автор

Masha Allah Ilahay ha ina xafido aduun iyo aakhiraba

Jizakumu Lahu khayran

fadumoelmi
Автор

Asc sheeq cabdulaahi iyo asxaabtiisa waxaan idiinka codsanayaa qof walbo oo qoraalkaan arko ha iiso duceeyo illaah ibarya hal gawar ayaan ii jogto 4sano ayeey usocotaa gadaasheed wax kale ma dhalin isoo duceeya in illaah isiyo owlaad

umufadmiina
Автор

Isoduceya wllaladey in u ilahey isahlo waxwalbo niyadey kujiro oo qeer ah

zamzamidiris
Автор

Wcs sheeq wan bil nosobaxday sheq badbaadho thanks bro ilahay haku xifdiyo adiga iyo waliba faamilkaga

fartunfartun
Автор

Jasakallah qeyran sheikh sallalahu caleyhi wasalam asxbe allah darti igu duceya asay ba i saran malmahana muruga niyada ah ba i hyse in alle iga dul qado alhamdulilh 🤲🏽🥺

Jimsi
Автор

Ilh haku sharfo shiqow ducoyinka marka aqri neso kor noso sar si an mr wlba uaqrisano mhdsanid

ishaabateel
Автор

Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq allow miisankaga kugu buuxi scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

bostejoali
Автор

Hadad sheikh shaqadadi iyo faidaded ba haysaye nagada dirisle iyo ck iyo huu hadoda

xamsesamaale
Автор

Mshallah sheekh badbaado alle ha ku xafido wax badan bn kaa faaidney alle ha ku barakeeyo aakhiro iyo aduunba adi iyo fmlkaagaba

aaminaabdirahman
Автор

Mashallah jasakallaahu khayr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

ayanleabdi
Автор

wll kherba kudhax jirta haka dhax bixin adunyo iyo aakhiro libaan in dhaha aad iifurtey mahadsanid

daahirlamaane
Автор

Shiikh Marka hore sharaxada soyara koob adooraali ah casharka hore kabilow kadibna dib kafaahfaahi saraxada adooraali ah shiikh waa codsi

abdurizakmaxamed
welcome to shbcf.ru