CIDDA XAMAASADIYO GILGISHAA CARIGA WAA REER GALMUDUG 14 AUG OFFICIAL Clip MUSIC VIDEO 2024

preview_player
Показать описание
ERAYDA SAYID BULXAN
LAXANKA FARXAAN GUREY
MUSIC & VOCAL RECO. MOHA KALAAY
CAMERA MENZA & LII XARAGO
EDITED , COLOR DESING CARAAYE

SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

From Baydhabo hambalyo reer galmudug Runtii waa Qaraxday hestaan love Galmudug

abdallasonkor
Автор

Cida xamaasada iyo gilgishaa Carrada waa Reer galmudug. Hamblyo ooo tolkay from hargeisa ❤

HurmoHurmo
Автор

Anigoo shaqeenaayo waliba meel Public ah joogo Baan anigoo ilmeenayaa heestaan daawanayaa Galmudugnimada allow igu dil❤

halbeegmedia
Автор

from guriceel loveta ha ila dhaafin❤️👋

smiletvfilms
Автор

Reer caabduwaaq iyo balanbale 🦋💋💗🎉🙌🏾🙌🏾

queenayan-rv
Автор

From Xarardheere and jowle waan idin salaamay Cida xamaasada ✌️.

hassanirobe
Автор

Ilaahow GM noo hormari somalia oo dhana hormari nabad ka dhig 2024❤

simbayare
Автор

From guriceel 🎉🎉 Hamabalyo hamabalyo dhiiga ❤

Sumayoxuseencali
Автор

I'm not among them but I always so much love galmudug ❤❤

kheirowhajji
Автор

From Cadaado Carfoon Is muujiya Meshii Galmudug Qurxuun Dib Logu Yagleelay 2015

mustafkaraama
Автор

Cida xamaasada gabadhuuda ina ahay maliga dareema waxa hees waa dhaaftay dhiiga nakacay samareeb dhulkayga❤😊

MaariyoCabdinuux
Автор

Calanka galmudug
Ku camira samada
😭❤️❤️
Ciid wanaagsan dadkaygii🎉❤

rahmashire
Автор

Waaw tolkeyga reer galmudug adiga aduun weenaha gilgilay from Gabar sacad siciid ❤🎉💚🩵🤍

FatushXirsi
Автор

Inta og ineey heestaan qarxayso isoo raaca kudarsoo Heesta waxaa qaadaayo ceyr ayaa u badan Ceyr ayaa sameeyay Ceyr ayaana Laxanka iskaleh Guulaysta reer Galmudug; from Guriceel Janaad;

AbdiShakor
Автор

Abwaan sayid bulxan fadhiga kaga kacnay hadii aan nahay reer galmudug🌍

abdirahmanhaashibare
Автор

Hambalyo galmudug from Burao Gobolkii ragga❤😊

MohamedAmiin-ot
Автор

Gabadhaan xaawa degan ah xasan aadan io magool ayaa adeer io eedo u'ah❤

shariifwarcadaday
Автор

GALMUDUG CARADII TOLKEY FROM CEELDHEER🎉🎉❤❤❤

cousinbro
Автор

From From Naga Daaya Hg Naga badan & Galmudug ❤❤

FarhiaW-fnwi
Автор

Cida xamaasadiyo gilgishaa cariga waa reer galmudug
Cida geesigiyo codkar laga helaa waa reer galmudug
Cawoo kalana calankoodii baa carigoo dhan suran
Cawoo kalana calankii galmudug samaduu u cartamay ❤.

🩵🤍💚 GM sanad guuro wacan. CIDA XAMAAASADDA ❤

boqolgeelechannel