MUKHTAAR SOCIAL VS CAASHO KIIN OO MUCJISO KA DHIGAY | KU JAR HADALKA| BARNAAMIJKA CIIDA 2024

preview_player
Показать описание

Duubista
Aroosyada
Xafladaha
Heesaha
Decuments
IWM

MY SOCIAL MEDIA ACCOUNTS

WAAD KU MAHAD SANTAHAY QAABKA QURUXDA AAD NALA SOCOTID
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Horseedku Abaar ma sheegine ✅ lkn waa khalad Horseedku Habaar ma sheegine ❌

mahammedsiad
Автор

Waaberi musik maxad u qariseen iyadoo live musik maad noo heestaan mise waxan aad isku keen keenteen forjari miyaa.?

somaliasomalibaleh
Автор

Kuwa meereysanayoow ka daaya Masraxa Magaala joog xumida

mahammedsiad
Автор

Fanaaniinta ha iska hubiyaan heesaheedii qaadayaan mirahooda (horseedku abaar ma sheegine weeye waa maxay habaar aad sheegeysid gabadhaaba ku dhaartee)

cawadocaynab
Автор

musician ku waa fiicanyahay iyo caasha laakiin ninku waa sac

foodxmax
Автор

Gabadhaan heesihii reer waqooyi ayey ka heshay waxkalaba ma qaado

somalilandwaamuqadas
Автор

Fanaaniinta hada jira faaf reeb ma laha fankoodu oo erayada qaar ayeey leexiyaan

mahammedsiad
Автор

Ala maxaa hees aan la aqoon laysku kakabiyay

cabdulkhadaryasiincaliKhadar
Автор

Horseedka abaar ma sheegine waaye. Not horseedkaa habaar ma sheegin eryo badan ayaa la kufsanayaa war iska fiiriya ereyada.

somaliasomalibaleh
Автор

Laxankii heesta xooga waxba ka badalan codku ha ii danbeeye

KhalidIsmail-jbkp
Автор

ninkaa kiin la heesaya kor haloo soo qaado sida BK reer xamar maxaa k siya

ahmedkahin
Автор

viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

mohamedqaray