Waa Maxay Cloud Computing?

preview_player
Показать описание
Microsoft Certified: Azure Fundamentals (AZ-900)

============================================================
Maxamed Isxaaq
+44 7970 551162
Abdirizak Hersi
+44 73 764 27517
Mogadishu
+252 615 070 785
============================================================
CONNECT WITH US ONLINE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Microsoft Certified: Azure Fundamentals (AZ-900)

Hurbad
Автор

Macalin ani inaa barto ayan rabaa awaalkaaga heyaa bilowga korsoyinka i bar maclin🙏

hghg
Автор

Mahadsnid Wll qabka Quruxda bdn ad inoogu soo Gudbisey cashirada 🥰

liibanaadam
Автор

Cloud computing wuu fiican laakiin ayaa ku jirta ka waran haddii Daatadeyda la iiga xado ka sheekeey

amaamaan
Автор

Baafin👋
Bahda Hurbad maal mahan waa naga mashquusheen blse waxan filaya inaad Courses cusub so wadaan,
Waxaan tabeyna Eng Maxamed isxaaq maal mahan dambe ma arag?
Libaaxii waan tabney runti !!

issemohamoudisse
Автор

ustaad waxaan ku waydiinaa .. face book page business baan leeyahay waxaa iga maqan buttonka manage shop, oo wuxuu ileeyahay region kaaga looma ogola

rocketboy
Автор

Ustad software engineering ka so hadal

DevYuSuf
Автор

Ustd abdrisaq adiga qasatan meel aan kaala soo xiriiro ayaan ubaahanahay

hi-kjho
Автор

Fadlan vedio kasoo samee fortigate firewall iyo sida loo program gareeyo

mustafamusaosman
Автор

Asc ugu horeyn ustad wnkaga mhdcelinaya cilmiga adnabarto, abalna wnkga hyna hda nahay ardeyda somaliyed, ustad wxan kamid ahy ardeyda wx kafaideysata hoyga technologyada hurbad, mrka xigta wxn rabna inad nga jahil bixisid ama ad wax nga fahansiisid waxa loo yaqaano. REDUNDANT ARRAY Of INDEPENDENT DISKS OR DRIVES, (raid)

abdulahiabdirishidabdulahi
Автор

Ustaad soo badi casharda cloab computing

saleebaanmaxamed
Автор

Software engineering kaso hdal ina master kadiyaari rwaa sanadkan inshaAllah

ayubmohamedhassan
Автор

Waxaa jeclaan lhaa in bahda hurbad aad samysaan barnaamij kaaso uga magac dhigysaan wa maxay
Waxaana kusoo qadanysaa courses hurbad ku jira waxay yahin iyo shaqooyinka ay qBtaan markaas waxaaa noo fududaan hadan nhy bhada hurbad students in an dooro nooca course si fudud adinkana heshaan dad badn oo rbey arin lkn an aqon magaca barnaamijkaa
Ugu danbyn markii xog la helaa talo la helaa usameya barnaamijyada xog faahfahsan

jaahayfx
Автор

Ustadi web design ka hadal
Wa ika codsi

Aazim
Автор

Salaan Khaas ah to My Favourite teacher
Badaanaa comments ma soo Qoro lkn Communtigaan waxaan ku boorinayaa ? Macalimiintayada hurbad inay soo iibiyaan courseska pen 200°, pen 210°, iyo 300° gaaba i.a Ayna as a soomali ahaan in hurbad uso Galiyaan i.a sii dhakhsi ah
Khadro =From Russia 🇷🇺 Saint Petersburg Town
Saint Petersburg Electrotechnical University

legendyoutubeshortsshimo