Qubanaha VOA, October 01, 2023

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Falastiin darteed aa ufirsada barnamijkaan ❤

maaamoduhbaar
Автор

SOMALI WEYN WAXAAN U RAJANAYAA DUUFANADA IN ALLE KABAD BAADIYO IYO WAX WALBA U DHIB U GAYSAN KARA DADKA IYO DALKEENA BARAKAYSAN AMEEN YAH RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️

MOHAMADJanan-sssy
Автор

👋 Wey Mahadsantahy Weriye Falastiin Axmed Iimaan.

xasanaxmed
Автор

Alle ayaa og wixii so socdo roobka somaliya wey ubahan tahay mudo badan aya roob yari kajirtay waxa rajeynaya roob kheyr qaba alle haka dhigo

maxamedxasanmaxamedmaxamed
Автор

❤s❤c❤w❤s❤c❤w❤s❤c❤w❤alloow islmkodhan inaga badbadi duufanaha iyo dabeylaha lashegayo yrabbii somalia amanoyel islmko idil amaanoyel yrabbii❤somalia 🇸🇴 guul wrto mbda rbi heynoso dejiyo❤mw❤dalxoreeye❤iyo dowladisuba rabi hagarabgalo❤❤❤❤aamiin❤❤❤

iftinxaajicabdi
Автор

Falastiin caawa waad qurxisay barmaamijka

-gnmx
Автор

Waashaqofiican ilaalinta dawada hadayruntahay mise qofbaaloxirayaa siloogu abaalbariyo mahadsanid falastiin

halimahersi
Автор

Dadkan wararkan dhageeysta ayaa ka liita tan warineysa. El nino ama loo yaqaano ENSO marka lasoo gaabiyo maahan duufaan ee waa isbedel cimilo. Xitaa maysan soo baarin kan ay waraysanaysana wax u aqoon umalah oo mindhaa qabiilbuu meesha kuyimid.

ProjectHyena
Автор

MAHADSANID FALASTIIN FROM COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🇲🇵🐎 HOME TOWN LASANOD SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯

MOHAMADJanan-sssy
Автор

Waxaan jirin ayuu ka sheekaynaa waxii la weydiiyey kamuu jawaabin kaleh waxabaan masiibo gudoomiye u ahay

husseinsaid
Автор

Halkaas qarabashaa kasoosocota dowladii tabcasho

halimahersi
Автор

Sweden Yuhudda kuwa iyaga lajira, waaye kuwa Qarax iyo kitabka oo lagubo waa naceyb Cunsirayada, Sido kale waxaa jira Dawlado sheegta in Islamka eey kamid yihin Sida Immaradka madar Moroco kuwa kale oo Cslamul islamka masulin ka'ah balse marna Waxa yuhudda eey kusamey neyso dadka Falastine oo hubka Adunka mamnuca ka'ah eey u isticmasho Dad rayid ah caruur wayeel iyo hawenka oo hoykodi laga duminayo.

dahirsmohamed
Автор

Argagixiso aan rer galbeed aheyn ma jirto shabab ayaga abuuray turkina rajep dayip ordogan ayey ku xumeynan

osmanahmed
Автор

Qodabkaas waziirka caafimaadka ayaan uriyaaqay lakiin in ay ahaato kumeelgaadh ma ahayn ee in ay joogto ahaato midakale inay ahaato dadka kashaqaynayaa kuwo khibrad i leh, waxay qabanayaan laaluushna ayna qaadan???waxaan joigaa kenya Nairobi

qawdhanahmed
Автор

Ineey shacab wax usayriyaan iskadaye wexeey udiyaar garowayaan Sideey lacag ugu sameyan Hayadah Ganacatada madaxda wexeey utahay fursad dhibka shacabka Rag Ayaa Kutajiraya

GhJop-kf
Автор

Ay falistin ahaa dawasha ladahey titanic tahey😂😂😂

husseinquavo
Автор

Ciidanka Qaranku ma galayaan
Garowe ee wuxiu soo xiridoonaa
xuduuka caalamiga ee Somaliland ee duleedka Growe

hashim
Автор

Gudoomiyaha wuxuu haystaa information qalad ahwaxaa lasheegay xeebaha soomaliya isagane wuxuusheegaa wabiyada

warcadaadey
Автор

DUUFAAN IYO ZALZAL EEYN ALLAHA U KEENO SOMALIYA DULMIGODA BATAY 32 SANO DIL DHAC KUFSI SHAQADODA 1AAD NOQDAY.

sshirwacaadan
Автор

wax ay ka qabteen malaha kuwa dowladda isku sheegaya un jaakad iyo garavati ay xirtaan mahane qudbadna jeediyaan wax mushaharna ay qaataan wax kale hakasugina waa dowlad faashil ah soomaaliya illaaheey haka badbaadiyo wixi dhib ah

rocky