4+1 qodob oo aad uga hortagi karto in uu telefoonkaaga waqti badan kaa lumiyo

preview_player
Показать описание
Ma kugu dhacdaa in mararka qaar aad isku ilowdo adeegsiga telefoonkaaga oo aad is aragto adigoo saacado indhaha ku haya? Muuqaalkan waxa uu kaa caawinaayaa in hadda kadib uu telefoonkaaga waqti kaa qasaarinin.

1 Qodob ku darso adigana oo la wadaag asxaabtaada.

#iM252
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qodobada oo kooban wa kuwaan
1:10 iska xir notifactionska
2:15 30 daqiiqo ka hor hurdada iska dheere mobilka
3:00 iska yaree waqtiga aad ku bixiso applicationska
3:42 ka jar maskaxdaada taleefanka

unknownperson
Автор

Qodobka ugu dambeeya khadba haku shuban ee wacitaan qudha kadhigo taleefankaaga muxuuba whakhtiga kaaga qaadin

mustafemaxamed
Автор

Macha allh ustaad Allh haku barakeeyo

Dr-Haniya
Автор

Thanks my teacher, I’ve all ready addicted to using my phone every single a day. So i can’t stop it.😫

abusharma
Автор

Mhdsnid wll mohamed. Iska xakamee talefankaga aroortii markaad soo kacdo oo yaanu noqon camalka labad ee aad qabatid markad fajarka tukatid, taas bedelkeed akhriso qu.aan ama qabo wx kle oo aduunkaga iyo aakhiradada wx kuu taraya, qodobkan waxa uu kaa caawinaya in uu yaraado qiimaha uu naftada ka joogo isticmaalka taleefanku iyo in ay maalintaadu noqoto mid barakeysan.

ayanlemuse
Автор

Thanks prother, waxan kula talinayaa walaaladay hablo iyo inamoba inay hadalkaa ficil ubadalaan💔💔💔

wahiibabdilahi
Автор

Waad mahadsantahay eng. Anigu si aan isaga yareeyo mobilka waxaan gatay niicle waxaanan gashtay simcard kii aan dadka kula hadli jiray, suuqa markaan aan tegeyo waxaan qaataa niiclaha marka waxbarashada iyo marka shaqadaba, habeenkii baan u imaadaa mobaylka 📱 weyn

hassansantos
Автор

Sxp sare aad yaad ugu mahad santahay wac yigaaga

mahamedgacal
Автор

Keep me out app ladhahayo Aya jira ee playstoreka Kala soo dag kadib apply dhaho appka si aad iskaga joojiso taleefanka

caliahmeddhuxuloow
Автор

Alxmdulillah muddo laga joogo 3biloood Ayaan ogaaday in notification Ka in ay caddow ku noqdeen maskaxdeyda, is badalna wan dareemay markii Aan Iska xidhay

q_eit
Автор

Marka aad doonaysid inaad isticmaadho sii note garee dantaad u isticmalayo

zacadobsie
Автор

Anigu Wi-Fi ga ba of baan kadhigaa 24saacba saacad waxkayar baan sogalaa manaan sogaleen intaana waxanka ka eega wax miihim ah Alxamdulilah

Huduhassan
Автор

Nio waxa kaso hadasha mobileka oo isaga istaatabanayo hindiga wax lagama fahmayo

xaliimosos
Автор

Waxad kaloo iskaga yareen kartaa isticmaalka taleefonka, app timers oo laga helo qeybta digital wellbeing

abdirahmankeisal
Автор

Kolay aniga waxan isleeyahay qodob 5aad in Internetka iska xerto ama datada

MohamedAhmed-hkrv
Автор

-Qodobka ugu Humiinsan an isleeyahay weykaa xakameyne iney waqti kaaga tunTo isticmaalka Talephankaaaga waa ( INAADAN GADAN WAX TALEEFAN AH ) 😂

KAASIM
Автор

Kasoo hadal ipad ka raqiiska ah ee keenty the blue star

maxamedibrahimbile
Автор

Silent iska gali hadii aad iska fogeyso mobilkaaga si aadan uso donin hadi xuta sms u kuuso dhaco.

GALchannel
Автор

Boowe mahadsanid aniga marka aan rabo in tell aan cashar ku diyaarsado waxaa isticmalaa focus mode

mssfakatax
Автор

Qaybta faalada noo soo dhig si aad uxidho fb

cabdiwaduudmaxamuud