FANTASTIC BOYS JIGJIGA & XIDIGAHA GEESKA DHOOL 2018 HD

preview_player
Показать описание
FANTASTIC BOYS JIG JIGA XIDIGAHA GEESKA DHOOL 2018 KU XIDHNOW JAWAASE CHANNEL
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Galap kasta kubada la aado baan markii la i saaro ama la i badalo sxbday ka dhagaysan jira talefonadoda marka talefon ma haysan like ta maxa u haysata😅

abdiazizyare
Автор

Wllhi hestan waan jiclahy into 2023 dawaneysa like I iisar 🙌🙌❤❤❤

abdishakurosman
Автор

Who is here 15/06/2025.!


Still listening after 7 years.

karamoige
Автор

Wqtigu wa socda nolozhuna wa hyan 2018 dawn jiry telefishin no yala mnta iyada ku qayiliyah😢

mohamedfaarax
Автор

Wakhtigu waa 11:40 habeenimo bishu waa 4/24/2025 habeen khamiisa wllhi heestan macankeda cawan dareemaya wana ku qayilaya😢

AmiirZaleban-gh
Автор

Waxaan hubaa inaa heestan miraha macaan aad dip usoo boqotay Who listening 2024❤😊

Cadeyboolo
Автор

2017 ayaan dhagaysan jiray anoo ah grade_7 waxanan ka dhagaysan jiray mobile ay inani lahayd wakhti xasuus badan ahyd😢 hadana waa 29/feb/2024 maalin khamiisa insha.allah waxan galayaa examkii dawlada ❤waxan kusoo noqon doona anoo schoolka dhameeyay 🥺

Curadzan
Автор

Heestanaa inaan aniga le yahay u maleyaaa dacadi 5 3 2024 gabar kala.harnay u qaadi.jiray nimco.23.8 2022 is.baranay quruxleyda sharafta badan ❤🎉 noolo loo.xiiso.wey thy qanjo.weynta lkn dunida.kala.dhimin ❤🎉

AbdinasirSalaad-ndlv
Автор

Why heestn 1M ugaari la, dahy😢❤caadi mhn ilaa maalinty so baxdy ilaa hda dhagysn❤😍

Aaron-joseph
Автор

Heestan 2018 dhageysanaye ilaa io Hada 11 may 2024 kama kaftamo wllhi ❤

AbdinasirKoke
Автор

2023 WXII KA FANBEEYO HADA SI DAWANEESO LIKE ISAAR 🩸

JCVAR
Автор

Siduu gabadha u ilaaashanaayo wiilkasi❤😢

HodanFaarax-lw
Автор

Wiilka jakada io fanaanada madow isku wata iyo gabadha jaceyl miyaa kadhexeyey iyagaaba heesta qurxyey

AmiinaismaciilCabdi
Автор

Ala thanks hestan uradinayay ya Ila qabo

abdullabdulla
Автор

abayo codkaga macaan ila hada wandagista heestatha👩‍🎤👩‍🎤

fardawsomaxamad
Автор

Hees way iga gadantahay wallahi codka waxkale

sadiaabdinorsiman
Автор

Markii ugu danbaysay oon aragno jigjigoo shidan soomaalida kalena shida 2018 😢💔
ብቻ የድሮ የጅጅጋ ልጅ ሰላምታዬ❤

zakariagoh
Автор

Dadkan xagee ka bexeen kamaba dhargo heestan

SidraMohamedHusein
Автор

Xiligy sobaxdy ilaa hada dharka xitaa markan dhaqayo xitaa wan dhagystaa❤❤❤❤🎉

deeqocabdullahi-nhke
Автор

10/4/2025/haydarabad hindiya gaar ahaan paramount

AbdirahimRuuhi
welcome to shbcf.ru