Trust Wallet sida loo isticmaalo | Barashada Cryptocurrency Somali

preview_player
Показать описание
Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo

0:00 Trust Wallet Sida loo samaysto
1:51 Trust Wallet sida loo soo degsado
6:41 Trust Wallet sida loo isticmaalo
8:53 Sida Trust Wallet lacag loogu shubto
9:24 Coinmarketcap sida loo raadiyo Coins cusub
11:36 Binance sida lacag loogu soo diro Trust Wallet
16:21 Trust Wallet sida loo iibsado Coins
24:37 Sida Trust Wallet lacag looga diro
25:56 Crypto sida loogu iibsado Master card Somalia
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mahadsanid illahay hakaa abaal mariyo qof aan adoomada ummahad calinin ilaahayna umamahad caliyo shugran wallaal

AbdirahmanAli-dh
Автор

mahadsanid ustaad caawan soo raadiyay casharkaan allaha ku barakeeyo.❤❤❤

FartuunAAbdi
Автор

Mahadsanid inta ka faidy ajar allah ka siiyo

hassanalimohamed
Автор

11bil kadib dawaday waana i anfacay muqalkan mahadsanid macalin.

QeysCilmi
Автор

Maansha allah mahadsanid Macallin waa cashar dhaxal gal ah waxaan filayaa in wax badan ka faa’iidayno

Abdisamad.abdi
Автор

Aaad iyo aad baanu kuugu mahad celinaynaa ustaad ❤

MohamedAhmedsmmd
Автор

Guul wacan aniga xataa waan imadey waxaan idinka soo salamey baydhabo janay

Dr.siidnor
Автор

M.a ustaad jumca mubarak marka xiga waan ka faaiidanay macluumaadka muuqaalkan aad nala wadaagtay intaa kadib mahadsanid ustaad guul ayaan kuu rajaynayaa

abdinassermohamed
Автор

Maasha Allaaj si wacan baanu u fahannay

rashiidkhadar
Автор

Maasha (ALLAAH) maclin wax badan aad ii faaideysay abaal kaaga ma gudi kari (ILLAAHEEY) hakaa abaal mariyo amiin yaa (ALLAAH)

Ogaalkoob
Автор

Waa sax waka faidney mhdsnid yaa fhminoo ka caawiyaa❤

شيخمصطفى-ظذ
Автор

Maclin muqaalka dambe waxaad ka dhigtaa sida coin ex lagu trade gareeyo ❤

YounisMedia
Автор

Eng suaal an ku waydiye kawaran lacagban dhigtay crypto kadibna lacagtii aan dhigtay hos ushac ba ku yimi kdibna waxy noqotay 0 dollar, kawaran hadii ay kor ukac samayso lacgii 0 ga noqotay din mawkici karaysa ustad

abdirahmanmohamoud
Автор

Ustaad kasoo hadal coins ka la maal gashan karo bishaan August oo laga yaabo inay kor aadaan mahadsanid
Inta ogu raacsan like saara

Cryptocurrency-uz
Автор

Waa ku mahadsantahay macalin marwalba aad dadka wax la wadaagto waxba kuu kordhaaya🙏👍

AbdiRizaqGM
Автор

Bis macalin awalkaaga magudi karnee ilahay ayaan udaynay Janadda Ilah hanagu kulmiyo 🎉

MohamedAbuukar-dv
welcome to shbcf.ru