Khaalid Kaamil┇Wakhtiga Adag Haw Nuglaan┇Hees Cusub Lyrics 2020

preview_player
Показать описание
Kuso Dhowow Channelka ❤SIR ABDI HD❤ Oo aad Ka heli Doonto Muuqalo Xiiso Badan Hadii videon Aad Ka Heshay Fadlan Like Saar

✔✔Hadii hada Nagu cusubtahyna nagu soo biir adoo tabanaya Buttonka ❤SUBSCRIBE❤
hana iloowine ina iconkaa gambleelka tabato.
Chanalkan Waxaad ka Heli kartaa Videos aan ✔✔
Ugu tala Galnay Whats App Stats And Somali Lyrics

↪Si aad ugu Xidhnaato Fadlan Ngalaso Xidhiidh

Instagram : Sir Abdi HD
Twitter : SirAbdi HD
Facebook :Sir Abdi HD

✔Like
✔share
✔ Subscribe

Fadlan Channelka sii Fafi Ugu Yaraan hal qof Gaadhsi wll
Aad bad U mahadsantahay
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Maalin aan murugo dareemayo lakin allaha badala nolosha bani aadamka ayaa badali noloshayda qof kasto oo kujira xalad adag allaha kadulqaado 🤲🤲🤲

samiiramahamedmahamed
Автор

Inshlla nafyahay waayahay aduun
Wakhtiga ha unuglaan
Wasiisina yuu ku badin
Adkaysoo wehesho samir😢

Aad ayaan u dareemaya waayaha aduunka majirto wakhti adiga kula farxi doona oo baaqi kuu ahaanaya marbaa jirta Qorshe nololeed oo Qurux badan aad dhigato balse wakhtigu raali kaa ahaan waayo Qofkasta oo waayaha aduun la dhiboonayoow Hanbalyo waxaa ku xigi wakhti aad iloowi doonto dhibki badnaa ee wakhtigu kuu horkacayay "heestan oo kale ayaaba kugu banaan dhiirigalina u ah qofkasta oo wakhtigu rabbayn waayay 😢
Intaan kula rabin wanaag
Waydaaro dhibtooda oo
U weeco halkii ka wacan

Nasiib wanaagsan Qofkasta oonu wadaagnayy heesaha noocan oo kale ah waxan inoo rajaynayaa inaynu badhaadhaheenana saa u wada Qaybsano ❤😔🙏

xasanxaamud
Автор

Run ahanti waxan ku suganahay waqti adaag waxan darenaya xanun nolashana wan ka dalaay waxan rajeyna iney Mal mahan mahan adaag ey isu badalan farxad🤲🥺😰💔

halimaosman
Автор

Aniga Waxa ku suga nahy nolol adaga alha iga saro hooyo macaan alha ku naxariisto waa ku xiisay wlhi aniga la anta waxba ma ihi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

mahdamuhumed
Автор

Waan Rajaynaya anigoo Rajadayda rumeeyay xaalahan adagna kabaxay one day waan sugayaa😮

saarabintumustafaa
Автор

waxan kusugany ani uunbaa og 💔fimilkayga waan ka fogahy waxan daremaya cariri said ah 😭😭😢hoyo mcn miss you abaalkada magudi karo❤

inaahmed
Автор

😢wxn ku kory nolol xoog u adag wxn ku kory nolol bila wll ah oo dhibtu kali igu tahy hal wiil bn noloshyda jcldy kiina cidlu igaga tag wxn leeyey hadaf dheer inzha allah maalin unbn gadhi heestan wxn dhgysnya ano dhoof ku fikiraya 7/06/2023 mlin arabca 10/6/2023 wxa ii bilamya finall exmki jmcda ee sophomoreka 1:20 duhurnimo inzha allah malin an mnta ka frxd bdny ayn so bookhn hdii ilhy inooleyo on cfmd qabo inzha allah😢iso duceeya in ilhy riyooyinkyga ii rumeeyo

Nagma-d
Автор

Noloshaan kujiro allow iga saar anoo 8 jir ilaa hada 17jir ahay agoont+rajadi hoyadeed nooleed😭😭😭😭😭

miskicabdiosman
Автор

Ax wa 17:30 galabnino sabti ah tarikhduba tahy 28/2023 qof walbo qalbiga ka gubanaya alle ha uqabojiyo walal hadad iga dambeyso iso ducey allow amuraha sahal nin an jclahy ban uur uleyahy 3bilod ah walidkeygana ima oga isagana marabo inu walidkeyga ushego waxlana maheyso waxa ubahdana kama wayo waqti lcg intaba kn murabo inu aqal egesto walidkana iga donto walal iso duce adban uwelwelsanhy 😢😭💔

nuura
Автор

Naf yaha wayah aduun wakhtiga adag haw nug laan 😢habayan xasuus ay Soo galay so Axad sacadu tahay 8:47 pm taarikh du tahay Jun 29 /2024keda 💔😭 i.n comentigan wan kuso laban doona 😢💔

RumaanCrahman-dm
Автор

Hada OO tahay saacada 17:39 waxaa qoray anigo ooyaya qoraalkan ilinta iga soo dhacaysa waxay ku dhacaysa laabtayda nolosha aduun waxay ibarta cashirow badan waan waxa Alle qoray waxaan Alle qorin qofna kuma dhacaan lina Alx🤲 mar walba lama ilaawi inaa tahay adoonki alle nolosha aduun waxaa ka qori doona 📚 buuga OO la dhaho nolosha waayaha aduun iyo daruusta nolosha qisada nolosha 😢 😢😢😢😢

RakiyoSaamsl
Автор

Wasiisina yuu ku badan adkaysiyo wehesho samir 🙏🏾

salmansheiq
Автор

Waqtiga dheera markuu adag yahay guusha wey dhaw dahay

mohakaafi
Автор

Aduunka wax walba waad ku ariki nolosha aduunyo way xanuun badanthy inkastoo wixii illhy kuuu qoray aanay ku seegayn aduunka nolol xanuun badan ayaan ka soo maray hadan isma dhiibin waayo hooyo iyo aabo waan haysta iyo walaal tiro badan hadana ma aha kuwa dhibkayga dareema mana aha miid aan garab ka helo dhinac walaal iyo dhinac dhinac waalid toono illhy waxaan waydiisanaya inuu nolosha iii qurxiyo nolosha adagna Naga saaro aniyo gabadhayda yar😢

SayinabAdan
Автор

Naf yahay waaayaha aduun🌍 waqtiga🧭 adag🥺ha unuglaan😢 wasiiisina yuukubadan adkeeyso wehesho samir😢💪 xaqiiiq

jamaadislaw
Автор

NoLosha Qar wax dhaaNTa dhiMshada iyo weheeL LaNaTa, walHi duniDa wax UGu xunu marmayii FamaliGaGa KuGu xuMaaDaN ee adaa Gabdha Tahyi cidNa hyzaaN cid aaD Wax u sheeKTo iyo CiD Kale aniGu waxn markasTa Wax u qora ma hyzToo cid aaN dhibKayGa La waaD Goo Kaliya wehelKayGu waa cidlo iyo in aaN Wax qoro markaN Wax qor culyzbaa IGa DaaGa anu duniDa AAbHyi iGu JeceLaa abahyiNa iLaahy baa iG Horsiyaayii cid cidlo walhi 💔😔 15/bishii / 4/ 20/23

SalmaApdilaahi-lfys
Автор

Ilaahow qalbiga ii qabooji wal wal kurbo istress meel ka istaago la ahay sanad walba nolosha waa igu sii adkaataa qof walba muruga heyso allh ka.dulqado😢

fatuushcabdi
Автор

Nolosha adag waxaa laga bartaa waayo aragnimo iyo duruus waxaa looga gudbaa Alle in aad talo saarato oo dhoola cadeyso waxa kuu maqan oo Rabi kuu qoray ayaa imaan doonta.Dhalinyarooy yaa nolosha laga quusan.

najiibboss
Автор

Waxan ku suganahey nulul aad uxum oo gumeysiya ale waxan kabar yaya inan 2024 nulushan adag ka baxu😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

naciimayarey
Автор

Mcnta oo ah malin xanun iyo murug kusuganahay 😢😢tariqda thy bisha 8 10 agsto 2023😢😢😢😢

IbrahimAbdiMohamed-yq