FANAANKA UGU CODKA IYO CIYAAARTA WANAAGSAN MUQDISHO LP LIIPAATO OFFICIAL VIIDEO 4K

preview_player
Показать описание
Balanbaalis studio muqdisho somaliya
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Codka = 20
Dheesha = 57
Muqalka Heesta = 90
Dhola cadeynta = 79
Quruxda Muqdisho 100

hindi
Автор

Liibaan cali dige my big bro alfanan la huwo super starka muqdisho iyo waberi kal iyo laab bro wa iga gadan tahay hore usii soco

fahadkalsonilovejoy
Автор

Waw muqaal shidan iga dheh
Tnx saami cadde
Musigi hindi cml yaaah

suxuuntaduusha
Автор

Top Video Weye👍👍
Cod & Erayo midna meesha kuma Arko

khadaressa
Автор

wiil qurux badaan iyo hees caajiib ah iigadaa wlhii waahes dareen leeeh me love L P Libato

captainajiidawaale
Автор

Such Creative Videos Balanbaalis Top One & SK

zackdigitalstudios
Автор

First ar nin diyarsan waa
Like hailadhaafina aqyaarta

abdifitahmohamedabdi
Автор

Hees umajedo dhel aya ujeda mida kale hesta iyo musikada ismalahan

abdiazizj
Автор

Kani hees hinidya qaadaya wadadi ka dhaman waayay un intaa ilaa daawata like 😂😂😂

aziizcabdlaa
Автор

Beenma fiicnee style100
Codna100/he 20
Heestane halmaba ka fahmin fanka cayaarta kadaaya ciyaal xamar bila calek

quen
Автор

STYLE 100%
QURUX 100%
COD 95% DACIIF WYE CMAL
MUSIC HIT 100%
ERAY & LAXAN 100%
DANCE 100%
BEAUTY OF OUR COUNTRY 100%
LEGEND LIIPAATO HORE USOCO

sojanasaalah
Автор

Wilkan cid runta u sheegto mala waayey waa yaabe ilaahey amarkiisa codne malaha fananna uma qaab eka ee kaamirada yaanan la isku soo qurxin saan si kuu dhanta alaha ku tuso 😂😂😂

AbdulkadirShueb
Автор

New day with new fanaan

Fankii somalida saana u danbeysy

Halka fankii ku suuxay waa xamar

mohedizze
Автор

Been maficnee styl100
Cod 20% heesta85

enggeni
Автор

Sadam sky good joop bro camirada 100
Codka 0 waye music 0 waye intii
Igu raacday like isara

Realman
Автор

Kkkkk Kan Maa muqdisho ugu cod macaan fanaanow xaal qaado

kowtherhassan
Автор

Sidani waa waali cas beenta dadka ka daaya qurux kulahaa 😂😂😂😂😂

susuumoha
Автор

Waa ikan intaan ka qaadanaya
Hala igu Sharfo.
SUBSCRIBE LIKE SHERE

insaaniofficial
Автор

hada sheeko maa hees nooga
dhigaysaan waad isoo lugoyseen nacalaa
khawaad kin ku yaal 😂

abdirahmaanillkacasse
Автор

Asigaaba dhacdhacoiyo dheel maaha dhareeeka isku

hersiofficial