NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY

preview_player
Показать описание
RidhwanIssack #TijabiJacelka
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waligey naag lama saaxibin sxbteyda kowaad iyo dhiiragalisadeydaba waa hooyadey mcn❤ allaha iidaaye🤲🥰

ummu.mohamed
Автор

Waah this tiijaabi jaceylkaga programme is exposing how rooten our society is .. subxannaAllah may Allah protect us from all kind of evil n harm

farhiahassan
Автор

WALAAHI UMA MALEEYMAAYO
IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢

CAANKA_OFFICIAL
Автор

Walasha yey aalle fosha haku fududeyo aalle caruurta hakula koriyo nagta ku shirqoshay aalle masibo haku rido ridwanow wllo YouTube usame sidi habli hore miskinta carurba ku xidhidha ❤

isaaqbiila
Автор

Waxan ilaahay u ga baryey naagta ku shirqooshay inuu ilaahay ifka uga soo saaro cuqubo ku dhacdo amiin u soo qoran

kaysebaashe
Автор

Wlhi wn ucalol xumaday gabadhn waa qisadii iigu ybka bdnyd oo ka niyd jaba oo dhgysta allow gabadhn iyo cunugeda ukla cadee ninkas iyo ehelkiisa si cunugeda u ogaada aabihiisa saxda iyo family uu ka dhashy qabiiladooda alla naagna deg deg bdnaa jcylaa galaya misna masii raadinayn ninka iyo familkisa iyo wuxuu yhy allow qalbiga uqabooji aaaamiin yaa rabi

AdaromarAbdi-uwuq
Автор

Ridhwaanoow wll haddeey suura gal thy howshaan caadi ugal illaa aad kaxaliso Adoo Alla dartiis niyadaada kadhigaaya, Waxbana xittaa hasoodubin, only Inaad xallinkarta iskuday in.a thanks, waa tala ahaanteyda

CabdirahmaanNorYosuf
Автор

Nimanka qarkood nin la'aan ba dhanta walle, illaah haku sakhiro wlshy

maryanabdulahi
Автор

Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻👍

MARIANSAYID-tis
Автор

Walaha Somaliyey baal iso duceeyaa muraad baan leyahay iso duceeyaa

hanaanfaysal
Автор

Wali naagayy naag kale hala zxipin ee kaliga meel Mar gabarayyy👸🙅‍♀️🔥👍

MaxamedAmiisha
Автор

La ilaha illalah cuqubadaa dhawanbu arkin gabadhamaskinada udulmiyey insha walahi gabadhani waba farid mashalah no baranbalen🎉🎉🎉

Maxamuudmaxamed-fcsq
Автор

Gbdhn iyada hlka is dhigtey oo qof an la aqooon amiintey subhnlah😢ilhow u gargar dumarka qaaar waa nocaas 😢raga qarna waa gun

amalnuura
Автор

Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤

nuurcool
Автор

Ridwaan waa nin caqli badan Allow caqliyadeena kadhig kuba sida uu rabo raali kayahay u fikira Ana iyo Adigaba wuxuu dhahay Riski Ayaad Isgalusay

hudaabdullah
Автор

Wa ridwan abowe bill free ❤😂😂😂😂😂 islam isga waye hadharto ha aminimin wa sanka aye sow siiyeen

HassanHashim-edjj
Автор

Maskin wlh buq aya kufuran gawadan qof uurleh oo fmly problem kufuran yarabi usaqir hoyadan maskinta jirkeda lagagaran inuba stress hayo tena qof uurleh cules badan aya saran ilmha calosha kujiran xita qatar ayu kujira cz hoyada urka leh stress iyo ohin umaficno maskin😢

Ebiyanita
Автор

Allah xanuunbadanaa qisada gabadhan maskiinta gabadhan waxay ubaahantahay garab allow caawi maskiinta

fadumomohamed
Автор

Nabiga halagu saliyo dadyow bishuna waa shabcaan ramadaan illaahey caafimad hynagu gaadhsiiyo aaaamin

MaxamedAbiib-ss
Автор

Ridhwan sheekadaan meeshey kudhamaato lana socotsii insha Allah thanks wll

mursaladen
join shbcf.ru