Cabdi Qaadir Sanka Heesta Dirac Haweenoo La Dugaashado

preview_player
Показать описание
#HCTVMUSIC #HCTV

Heeso Iyo Majaajilooyin Aad U Macaan Kala Soco Horn Cable Tv Music
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxan dawanya 2024
Hadii aad iga danbayso ilke isaar ❤❤

xamdaqaali
Автор

markii ugu horeesay aan maqlo heestaan hooyaday codkeega ayuu ahaa ilahay ha u naxariisto iyadoo jikada ku jirta cunto noo sameenaysa dalka yemen sanadkii 2003 markaas oo an ahaa 6jir igusoo duceeya in ilahay u naxariisto 😢 waxay geeriyootay 2014/9/15

KHYALMARSOM
Автор

C.qaadir sanka fanan qaaliya alle haku naxariisto codkaaga mcn ayn dhageysanaya. 2024❤

FardowsoBaliil-cwtp
Автор

Waan Oyaya ilahay Wxn kuu Wayidinaya inuu naxariistisa kugu arsaqo 😢😢😢😭😭😭 Wxn dawanaya 2021 duco u reeb wll

ahmetoismael
Автор

Waxa cajiiba sida cabdiqadir u jilayo dareenka heestani xanbaarsantahay iyo quruxda masrixiyadiisa ay ku lamaantahay codka halaasigaa iyo jiibta dhextaalka u ah koorasiska heesta, Fan hadaad maqasho waa kan ku dhisan soo gudbinta dareenka heestu xanbaarsantahay ninkan imika waxa fahmi kara dhagoolka daawanaya xitaaa, Alle ha u naxariisto cabdiqadir aynu u ducaynana❤2024

Factopia-
Автор

Imagine listening this song late night (driving)while the weather is rainy and there's little wind 🤔🥰❤

abdikaniahmedbalal
Автор

Qurux Dumaroo shukri c/qaadir Hussein allow Nasiibkeyga Ka dhig
🇸🇴 muqdisho, Madiino Habeen Sabti ah 23:08 Iyadana 🇳🇱 Allow mar Nawada Kulansii 2024/7/9)

MahadBariise
Автор

its january 2022 lets see how many legends are listening to this master piece✌️🥰💫🇸🇴🇹🇷

Hassan_Turki
Автор

I’m still listening this song 😢 it’s 2024 😢❤

Narutovs
Автор

Alle Hakuu naxariiisto Al Fannaaan Abdiqaadir sanka
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله واغسله بالماء والثلج والبرد يارب العالمين

abdihakimhassan
Автор

Alloow ku naxariiso abti mgc aan wato maanta asiga ayaa ii bixiyay xasuustada ayan ku noloolay abti oo wan radiyaa ❤️❤️

haabiildtt
Автор

Wan jeclaaaa ninkan illhay ha u naxariiste aabahay oo halkan taagan weeye illhay ha ii daaye isaga ayaanan heetan ka bartay oo dhagaysta ilaa hada🦋❤

queennajal
Автор

heesa waa heesii hore ❤️❤️❤️fanaan waa fanaanintii hore 😍💋🥰

queenaa
Автор

Qofkasta cimrigiisa waxaa ugu xiisa iyo xanuun badan markuu ku dhaco jacayl, Abduqadir Sanka Allaha U Naxariisto codkiisa iyo hab jiliinku inaba Caadi ma ahan, tuducyada ugu Saamaynta badan waa markii uu leeyahay:,


"Diif baan qabaayo, doondoonis teedii, daal aan ka qaadaa, la taag dareeyay😭".

Kenya Nairobi Ayaan ku dhagaysanayaa 10/October/2022.

suldaana
Автор

Qosolka &farxada ka muuqata ayaa Cajiib ah ma arag fanan heesaya oo sidas ookale u dhoolacadeyn😊 Allah kunaxariisto Sanka Fanan Qiimobadan..

dr_abdala
Автор

Legend cabdul qader sanka Allow kuu naxariisto 🇸🇴♥️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴 adeer macaan waan u xiisnay wajigaaga iyo heesahaada macaan 🌹 murtida ku dheehneed🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🦾🇸🇴🇩🇯Allow u dambi dhaaf sanka iyo labadii waalid dhalay

faysalmohamed
Автор

My favourite Somali musician ever no cap, ilaahoow qabriaga u nuuri

hamzeabdirahman
Автор

Codka macaan ee qalbigaaga toos ugu dhacaya waxa uu ku darasaday jiliinka dareen ee u ku ladhay, fanaan sanka wuxuu ka mid aha kuwan ugu jecelay fanaaninta somaalida Allah u naxarste wuu xaraga heesi jiray.😭💔❤️❤️

Qofnaba.
Автор

Allah ha unaxariisto cabdi qadir sanka
Nin qaaliya ayuu ahaaye 🤲🤲🤤

kalith
Автор

Waa habeenkii sanadka cusub ee 2023 waxan kasoo baxay xafladii sanadka cusub jumera hotel hargaysa jawigu waa roob waxanu ismacasalamaynay barbar aanu asxab isku dheer nahay bari shaqo iyo tacliinba waa fasax waxan shitay computerkayga waxan galay kaydka heesaha aan ugu jecelay tani waxay ii tay kalka dhagaysigayga tii 6aad aad ayan ujeclaa fanka Aun cabdiqadir sanka

Jawigu waa roob
Waxa half iifuran daqada guriga
2023/1/1 Hargaysa somaliland

adnanhaji