'Xisbiga KULMIYE waxa uu dalka ku hoggaaminayaa horumarka socda.' Afhayeenka Xisbiga KULMIYE

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Libaax libaax dhalay kusoco afhayeen 👏👏💯💯💯💯

AlxaqiiqaMedia
Автор

GUUL KULMIYE INTII BUKTAAY KU BIKAACSO INTII FAQASHTA AHEYD AYAA MUCAARAD AH

museali
Автор

Annagu maanu arag wax horumar ah malaa waxaad horumar u aragtaa malabkii aad dhuuqaysay.

mohamoudmouseibrahim
Автор

Malabkii adfarta ku dhuuqaysay ceeb baa kaa raacday.
Hadalkaaguna dadka waxsaamayn ah Kuma yeesho waayo waad iska dhurantaa uun.

maxamedcabdirashiid
Автор

Buuni iyo muuse oo xisbigii looga yaacay

haydar
Автор

Hadal lasyka yidhii oo aan meelna haysan kana soo horjeeda xaalda duruufed ee wadnka

farhanaskar
Автор

Waar ninkani waa laandheere laandheere dhalay cidina macasili karto laandheere degay banaan

masuulofficial
Автор

Anagu maanan arag wax horumar ah oo uu kulmiye qabtay malaha umada sidaada ayaad moodaysaa inay umadu mALAB FARTA KU DHUQAYSA waa meesha dhaaf beenaalayow down kulmiye

khadarxasan
Автор

Ok Buuni. I think you are dream sleeping.
It’s sad. They just ask you to say this. I wouldn’t if I were you.

ranboo