Naagtaan nebiga scw ayay aflagaadeysay balse dr zakir ayaa cashir u dhigay !!

preview_player
Показать описание
Waa muuqaal xiiso badan oo uu dr zakir naik jawaab kulul ku siinayo haweeney reer japan ah oo leh nebiga in la dheelmiyay waa been...
daawasho wacan.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Nacaalad haku dhaacdo wixi nabiga caaya Scw

djmaankachannel
Автор

Nabigeena (scw)wax kasta uu noosheegay waan aamisan nhy si shaki la'aan waxaana nasiib aduun iyo mid akahiro leh qofkii xabiibkena jecel in ka bdn naftiisa, maalkiisa, caruurtisa, iyo xaaskisa

salmahassan
Автор

Mansha allah ilahi muzlim naga dhigey bey mahadi usugnaatey alxmd

nadacali
Автор

The best person ever the most knowledgeable and the most shine All allah created is prophet Mohmmad (ﷺ) ❤❤❤🤲

ahmedcarap
Автор

subaxaanalaah ilaah ayaa kafoga xumaanta oodhan walaahi hadaa nahay muslin waxaan aamin sanahay nabigeena muxamad scw

malyunabdirahman
Автор

Alaah hanaga dhiga kuwii dariiqiisa raacay aamiin yaa rabi wll like iwu caawi

yasinmalen
Автор

ILAAHAY hanoo naxariisto wixii muslimiin ah like ii saara

maxamadsiciid
Автор

Alle wuxuu iga dhigay Muslim alx calaa nimcatu Islam 😭😭😭😭😭

ahmedshaani
Автор

Xabibkena muxamed scw scw scw ❤️🥰 ilaahow kuwu ushafeeco qaado Naga dhig 🤲

nafisonuur
Автор

Isoo Doceya walalyaal inuu Alle I Hanuniyo Ameen

hassanshidaneofficial
Автор

ولو شاء ربك لأمن من في الأرض كلهم جميعا

abdifatahokaash
Автор

mashaaa allah sheekhan waxaa kaliya lagu haystaa waxuu wada nusqaamiyay dimihii wada falisada ahaa
Free free dr zaakir

nagiipmaxamed
Автор

subhanallah alle ayaa xumaan ka nasahan

soomaalichiefofficial
Автор

Jazakallah khayr illahay cilmiga iyo caqligaba haku barakeeyo Amin

Misk_M
Автор

Xabiibka qofkii caayo naclada allah ku dhacdo

axmedfanax
Автор

waan ka xumahay hadalka haweneydas nabi muxamad waa nabi ilaah so diray mana aheyn Ruux ka hadla hamigisi waxuu ahaa diinta islaamka waa national hope MA A-ha sida dimaha gacan ku rimiska ah islaamka waa national diin

farhiaismail
Автор

Wan jecelahay allaha swt iyo rasuulkiisa حياتي كلها لله ♥️♥️♥️♥️♥️

Quman_qaali
Автор

Ilaahy ayaa xumaan ka nasahan subxaan allh

salebancali
Автор

Nacalad haku dhac do waxee nabiga cayey scw

walaalahachannel
Автор

Alle ha idin wada xafido dhammantn Dr.Zakir wllka Channelka leh Mahir iyo dhamman dawadayasha

MKMuzak