JADWALKEYGA HABEENKI WAXAA QABTO / MY NIGHT ROUTINE

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mama calwiyo waa kusalamaay amiiro waa gabadh fiican oanu jecelahay Alle hanooday❤❤❤

HaniCabdi-gs
Автор

Dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭🥹🙏🫶

JajshheheHshshdhdh
Автор

dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭😢❤️🤌

MARIANSAYID-tis
Автор

Malasia markan imaado qofta uugu horaysa een la kulmayaa waa adiga Amiira qurux❤❤❤❤❤❤😢

WardaHuseen-ycxf
Автор

Dadka waxa qaldan qoraya bal gabadhaan wax ceeba may sameysaa maxaa dadka ucaysaan walee soomaali intey edeb daradii kabadatey bey is garan wayeen war wxa wanaagsan ood qorto waa sadaqo ajaraa ku helee ee dadka muslimkaa daaya wah😳Aamiira mamada usheeg anagaba wan jecelnahaya hooyo fcn waaye allaha noo dhaafo inta wanaagsan aa kabaden inta xun marka haubixin dheh we love you maamii❤

nasricali
Автор

Amiiro routinkaga saa ujeclhy leee hanaga ilowin😫❤

BahjoCisman
Автор

Amiirayy inta aan qof aan team ka kabartay waxaatahay gabadha ugu dulqaad ka fiican dadka wakasta kudhahaayana iska indho tirto 😮

nasraali
Автор

Team 27 amiiro iyo ceyda un baan ka daawadaa team ceymir baan hda somhn😂😂

xaawoluul
Автор

Caay iyo ceeb midna malihid amira hooyana usheeg inta doqomadaa hadalkoodu yuusan gubin hooyo calwiya gabadhaadu waa boqorad karti badan inta xun ishooda allha ka duwo

afnaanmohamed
Автор

routine ka amiiradena inta ku haysato gacanta soo taaga ☝🏻🤩

neeeemy
Автор

Ku salliya nabigena scw scw scw scw ❤❤

MunaAhmed-ik
Автор

Maama calwiyo wn ku salaamay gabadhada Amira dad bdn oo jecel bey heysataa oo qoralo fcn usoo qoraayo Ee dadka qoraalada xun soo qora ha isku mashqulinin hooyo mcn anaga dhan baa jecel Amira 4 qof oo cirka laga soo tuuray wxba ha u arkina hooyo mcn isha dadka allaha idinka qabto wn idin jecelnhy adi io Amiira❤🎉😢

QadraAli-tg
Автор

Team amiira Caan Kusali nabigeen maxamed scw scw ❤❤❤

AxmedYacquub-wh
Автор

maamo calwiyaa wn ku salaami hooyo inantaadu wa qof wngzn haka warwarin dadka wxa xun uso qoraya wxba kama badalayan wa strong women smiradeena😢

ASWANAXMED-mk
Автор

Amiiray wn idin jecelahay adiga iyo caydba illaahay cadawga haydinka qabto adiguna amiiraay wllo illaahay qurux il qabad leh buu kusiiyay wll bil xijaab dhigo isha biliaadamku dhagax bay jabisaa❤

FadxiyaKhalif-uz
Автор

Me i miss my mom i lost her 12yrs ago 😢 please guy's make dua for her for the sake of Allah

abdixakimaxmed
Автор

Abaayo 5ta farood illaahy ma simin inta ku jecel ayaa kabadan boqordeyna ayaa tahay mar walba annagaa ku garab taagan inta xun haba isku mashquulin ee dantaada ka raaca ❤❤❤😍👸 hormar wacan amiiradeena❤❤

Shukriismailmohamed
Автор

Amiiradeyda habeenkii telka iftiinka iska gaabi abyo indha ha uma fiicno iftiinka zaidka ah quruxeey routine kaagana waan ku heestaa wlhi waa jeclahay masha allah noo soo badi routine ka ❤❤❤❤

AsmaOsman-jbck
Автор

Amira hooyday kudhalin abhay kudhalin hadna hadna aduunka kugu jeclhay sababtana adaa iska leh Amira qurux qalpi wangsan 🎉🎉🎉🎉😢❤❤❤❤❤❤❤❤

NuuraIidle
Автор

aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤😢🕋🎉🎉🎉

Teamceyda-fq
join shbcf.ru