Supply And Demand ||Sayladda Suuqa|| (Sharaxaad faah-faahsan)

preview_player
Показать описание
🔔 Muuqaalkaan waxaan sharaxaad qoto dheer kaga bixinayaa, fahamka iyo faah faahinta ku saabsaan Sayladda suuqa (Supply and Demand zones) 📈 📉 ✅

🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran YouTube-keena MoalimuuFX ✅

🔊📚 Lifaaqyadaan hoose ayaad ka dalban kartaa Buuggeena Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad oo ah buug soo koobaya wax walba oo Qofka soomaaliga ah uu uga baahnaan lahaa barashada xirfadaan Forex

✅ Somalia-Djibout- Ethiopia- Kenya, intaas oo dal haddii aad joogtid Linkigaan hore ka dalbo ⬇️⬇️

✅ Turkey - UK- Europe - USA - Australia, Dalalkaas haddii aad joogtidna Linkigaan labaad ka dalbo ⬇️⬇️

✍️🧏🏼 Intaas Wixii Faah-Faahin dheer halkaan ayaad igala soo xiriiri kartaa

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Manshallaah runtii waa cashar ama tababar meelo badan oo dadka u dhuunta ama hanti kaga qasaarto ka jaahil bixinaya, dhowr aan ka faaloodo
1. Badanaaa waxaa dhacda in qofku meel kasta oo zone u eeg uu fursad ka raadiyo iyadoo laga yaabo inay qodobadii kale ka hoos baxeen.
2. Sida fudud ee macalinku u sharaxay casharka iyo tusaalayaal nool nool oo uu inagu tusayo.
3. Iyo digniinta macalinku ka hor mariyey casharka.

shafiedahirduale
Автор

Mudnaanta hogaamintu waa sidan oo kale inaad dadkaaga barto uguna hagar baxdo si hagar la aan ah inaad dadka hagi karto una furi karto indhaha waa astaamaha hogaaminta waxaad natusaysaa inaad laxjeclo wayni nagakaa hayso guulayso Ustaad labada daaroodba



Qofkii Nool natiijaa inoo balan ah💯🤝

jeeztomohamet
Автор

Allaah haku janneeyo Hoggaamiye wax badan ayaad noo faaiidaysay boos muhiim ah ayaad Dhalinyarada Soomaalida ugu jirtaa. Taariikhda ayaa ku xusi doonta, Ustaad qodobkaan waxaan oran karaa waa garoonka dhan ee ay hawshu ka dhacayso marka Jihada iyo Trendiga laga yimaado.

Barakoow Ustaad

sandheeredigitall
Автор

Really for really the one and only teacher in the world ayaad tahy ustaad m.a wax badan neh waan kaa faidey runtii abalka aad ii gashey wax aan ku gudo ma aqaan nolosheyda ayaad wax badan ka badashey

nastexproduction
Автор

One day I will become millionaire insha Allah 🎉

KhalidAli-ut
Автор

Waxaan aad uga helay, digniinta iyo daah furnaanta lagu xusay bilaawga muqaalka, taasi oo aan filaaya dadban in aay aqrisa sidoo kalana ah, maclumaad dheer oo dad badan oo forex kujira aay warba kahaayn, amaba kuwa hada kuhamin haaya in aay maqleen forex ayaa lacag laga sameyaaye adna kasamee oo gal.
Fadlan aan kubaraarugsanaana sida faiida loo sameyn Kara silamid ah ayaay qasaradana u imaan kartaa.

ibrahimabdi
Автор

جزاك الله خيرا واسأل الله ان يرزقك السعاده وان يدخلك الجنه الفردوس

abufarisaidrus
Автор

Mashaa Allah. Moalima cashardadad waxbadan ayaan kafaaiday mahadsanid

arbemacalim
Автор

MAASHAALLAAH allaha ku xifdiyo USTAAD ardada cusub ee casharadaan ka faaiidaysanaya waxaan leeyhy soo dhawaada waxaa idinka horeeya mustaqbal ifaya waana mid idiinka baahan DADAAL IYO DHABAR ADAYG waayo waxkasta oo QAALI ah si fudud looma helo iyadoo uu USTAADKU si tabaruc ah uu cilmiga noogu soo gudbiyay hadana waa macluumaad TOBANAANKUN $$$ lagu kala qaato hadaad doonaysid inaad horumar gaadhid fursadan ka faaiidayso oo guntiga dhiisha isaga dhig ...

sahrasheekhaadan
Автор

Ilaahay miisaanka xasanaakda hakuugu daro ustaad, Mar walba si qoto dheer ayaad wax noo fahamsiisa si halkii aan shalay joognay aan uga sare marno

Anagana waxaa waajib nagu ah in aan si gudbino aqoonta

mohamudfarah
Автор

Mashallah ustaad cwali alle hku brkyo cilmigaa freega ugu deeqday walaaladaa alle hkuu brkyo

cabdallacaraaleaadan
Автор

To day 5 july 7.2024 come back coment 2026❤

zaadaamzaadaam
Автор

macalin anigu discordka waan kusoo biiri kariwayey oo waan garan waayey sida loo samaysto ee maxaan sameeyaa

MuhsinMohamed-ng
Автор

mashaallaah ustaad allaha ku barakeeyo wana kaaga mahadcelinayaaa dadaalkaaga

waligeymailoobo
Автор

Mwalimu Ani gadaal kasoo gaar ahee waxbana qoralka kama arko

osmansharif
Автор

Macalin wllhi aaad ayaad umahad san tahy wllhi😢🙏🙏

mubashirapdall
Автор

Maasha allah Ustaad moalimuu Allaha ku barakeeyo waxaad tahay shaqsigii ugu horeeyay ee dhalinta soomaaliyeed u huray waqtigiisa iyo cilmigiisa si tabarucaad ah.
رضي الله عنك أستادي

toosow
Автор

masha Allah macalin guulayso mar walba Allah khayr hakuugu badalo cilmiga iyo aqoontaad na bartay Ustaad waxaad Tusaale usoo qaadatay 2Trade EURUSD 61 Pip iyo NZDUSD 42pip labadaas Trade ba waan ka faaidaystay TAAS WAXAY CADAYN U TAHAY INAAN SIFIICAN ULA QABSADAY BARTANAY AQOONTII AAD IBARTAY 🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

Blackhole.
Автор

Masha Allaah ustaad, Alle haku xafido, thanks a lot our teacher and mentor #Moalimuu.

ahmedbeder
Автор

mashallaah waa cashar aan sugaayey inaad mar un aad video gooni ah kasoo sameyso, halna waan kugu darayaa ustaadii Liquidity oo kliya video inooga soo samee haddii ay macquul ay tahay Mahadsanid ustaadii.

grownfit-health