Muqdisho dood baa ka taagan dhadhanka Coffe iyo Caano geel

preview_player
Показать описание
Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."

Welcome to "Hanoolaato" – Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.

Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.

Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Alxmdulilaah; Ayaanlow waa kheyr maanta Xamar 2024, haddii uu ka jiro jawi iyo kulan Cofee dalabkiisa ka looga doodayo, oo ay goob joogna wada yihiin oo "I sayWall

Jamale.
Автор

اللهم أحسن خاتمتنا و أجرنا من موت الغفلة ولا تأخذنا من الدنيا إلا وأنت راضٍ عنّا 🤍"

maxamudmuriidi
Автор

ASC waa ku salaamay Ayaanle, runti Aniga coffee ma cabo lkn waxaan kaga mahad celinaya viewga magalada Mogadishu
Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

ashajimale
Автор

Qaabka muuqaalka loo duubay waa 100% ayaanle waa halyey umaddan u soo baxay
Mahadsanid waxaa kaloo soo jiidasho leh in dad wada somali ah lkn kala duwan ay si isku mid ah uga wada shekeystan qibradahooda kiliya waxaa ka dhiman oo aan aad u jeclaan lahay in jareer somali madow uu meesha ku jiri lahay aad ayey u sii ahaan laheyd soo jiidasho weyn

mahatfarah
Автор

Walaal Ayaanle, haddaad waqti u hesho barnaamij ka samee, sababta Hilibka & Caanaha Lo'da looga cararay isticmaalkooda.

Mahadsanid

MohamedHassan-wuij
Автор

Aniga caana gèla ayaan kudarsan jirey intaan wadanka joogay dadka caana geela tageera kujiraa
Maqaayada yusra wadanka allaha noo hagajiyo❤

Mudane-by
Автор

Ayaanlow Aniga waxaan Aad iyo Aad u jeclahay in Aan cabo cofe lagu cadeeyay caana geel❤❤❤❤❤❤❤💯💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

OsmaanAhmed-scko
Автор

Cafaga cana geel masha allah aadbuu umacyahay dhadhankii talyaniga iyo ingriiska ay na bareen waa soo dhamaday welcome to new reality

MohamedOsman-zp
Автор

Shaaha waalagu daarsaniara Canaaha geela

alisharif
Автор

Ma anagaa isku CARRAB ah, xayeysiis kaaga wado iina ogoloow inaan ka ganacsado caanaha geela...

maxamedbaaskiil
Автор

It was very nice watching you GUYS from Toronto, Canada

munaluula
Автор

dhaqanka reer galbeedka ee Cafe-ga aan ka baranay dool maahan balse dhaqanka carabta waa dool walee dadkaan iyo dalkaan meel baa loo wadaa

haredmedia
Автор

Masha allah waxaa muuqata rajo wanaagsan mar hadii qurbo joogtii dalkooda ku mushaaxayaan

AbdiHaji
Автор

Mida kale iga daqarta waxey ku timaaday jiilka cusub eee coffee shaki ka qaba amase ka cabsanaya side effect tigiisa

sharifmohamed
Автор

Caffe aan geel laheyn waa cabuula aan salid lahey n

dajiscom
Автор

Cajiib. Mogadishu. Waa magaaloo. Yaab badan

SAHALABDiBOULALE
Автор

Xamar intaa joogay Gioia coffee Sayidka meel dhaanta waa waaye Coffee asigaa qaraar ah caanaha geela na acidic waaye qof walaan lee cabo coffee caano geel 😂😂😂😂

SomaliNationalArmy
Автор

Dadka Malaay dhaqdo warkoda hanoo keeneen, hadee geel dhaqa lahaayeen Qiimihiisa fahmi lahaayeen

zakiyare
Автор

Anigo Reer espresso baan ahay
Shaaxna macabo
Lakiin coffee canaha loogu tala galay wa in ay lahadan fat ama subag sida kuwa loda ariga

apdiabdo
Автор

Soomaaliya, ALLE haw Naxariisto, AAMIIN

bile
visit shbcf.ru