CIIDI UGU HOREYSAY 13 SANO KADIB LA CIIDO FAMILKEYGA

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qurxdeydi fmily qurx bdan ilma bulle abe hooyo gbdho wilal wda qurx bdan ilhay cimri ❤ dher iyo cafimad fmilygeygi wligin sa ufrxsanada saaa u shidnada qalbiyi wooow wlhi koko inta eid ad so iday tan mid kulafrxad bdan oo kaga qurxn majirto qalbi coz fmilygaga shidan ljogta m.a❤❤❤😢

canabcismaanhappy
Автор

Ciid wanaagsan muuqaalka dabka ayuu saaranyahay waxyar Ayaa dhiman😊😊

MUtaama
Автор

M.a koko bulle gabar deeqsiyada waaye maasha allaah
Allaha maalkaaga iyo cimrigaaga hakuu barakeeyo sister

IsmacilYare-tzbz
Автор

Waaba soo gashay aan kusalino xabiibkeena scw scw scw scw scw

Muxsinahmedgaashaan
Автор

Koko ducadi waxa lo aqbalay ahayd ti diinteda, dadkeda iyo dalkeedaba anfici lahayd🎉❤

HudaMohameth
Автор

Koko adaba nasiib leh oo family kaaga laciiday mash allh iyo dalkaaga ku ciiday muqdisho cadeey ciid kaduwan ciidii hore kuu noqondoontaaa waliba sidaa caruurta igu farxisay ma allha ka awal mariyo❤❤❤❤❤guuleyso quen quen

DuniyaAxmed
Автор

Koko abayo ciida Saad cayaalka ugu farxisey ilashey hakaaga farxiyo wax waxba Aad niyadaada kujiro ilashey waxaan kaaga baryaa inaad hesho waxaan kudhihi lahaa farxad kunoolow intee nolol jirto guuleyso marwalba Io meyl kasta Aad jooto farxad kunoolow cadowga allaha ishooda kaa qabto abaayo koko❤❤❤

DJ_cabdiraxiin_maxamed
Автор

Masha allah koko gabadh qalbi wanagsan oo caruurta u fiican ayaa tahay❤❤

YaxyeAxmed-eh
Автор

Lawadaada waalid janada fardowsa allah ugu deeqo iso booqo Channel keyga ❤❤❤❤❤❤❤❤

Akwadaniofficial
Автор

Ciid wanaagsan kooko bulle dadkaa kafarxisay illaahay hakaaga farxiyo🎉🎉❤❤❤

faaraxmahadmaxamuud
Автор

masha Alah koko sanadkan 20/25 waa sanadkada Alah kusiyadiyo farxada 13 sano kadib ina la cideysato famligada Ana waxa kala maqanahay famligey 5 sano insha Alah sanadaha socodo ina lacido famligey rajeyna

xaawoluushaxaawoluusha
Автор

Ku sali Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all creater the prophet Muhammed ﷺﷺ

King-cayda
Автор

Ciid Mubarak dhamaan ummada Islaamka ah meel kasta ood daafaha Dunida ka joogtaan ❤

NaciimaMaxamuud-rkct
Автор

Dadku kala nasiib badan alxm aniga waalidkay way inolyhiin
Balse ilahy ma qadarin inan la nolado
Waligayna lama ciidin
Insha allh maalin uun waan rajayn inan la iedo ciid mubaarak dhmaantiina 😢❤

somaliasactivity
Автор

Mashaalah habo ilmaha saad ugu farxisay allaha kaga farxiyo ❤❤❤❤

AminaOmar-rdsm
Автор

Koko ilaaheey ajar hakaasiyo aamiin usooqora

AsmaSaed-cj
Автор

My queen koko inolow inta nolol jirto ❤❤

Princesssusu-yh
Автор

m.a koko adbey ujecelnahay carurta marka Arosto Alah kusiyo caruur badan

xaawoluushaxaawoluusha
Автор

Masha Allah tabarakalaah qof Qalbi wanagsan Allah haku xafido walashey kooko

ABDIRAHIMABDULLAHI-nt
Автор

Mashallah tabaarakalaah koko qurux sidaad ciyaalka ugufarxisay allha kaaga farxiyo❤❤🎉🎉🎉❤

MaryanQurux-kfru
welcome to shbcf.ru