Maasha'Allaah Gabar Yar Oo Aad U Caqli Badan Oo Aabe Jecel Maxaa Dhacay Dhagayso

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha Allah Allah ha u siyadiyo aqligeda

ruwedohassan
Автор

Ilove you aabe macaan wlhy aabe waan jecelahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ lkn wuu ika maqan yahay aabe malin walbe waxaan ku jiraa murug😞😞😞😞😞iyo welwel ilaahoow nabad nugu gulan sii aabe macaan inta aabe jecel like ilove you aabe

ridwaanabdi
Автор

Aabe❤️❤️waan❤️❤️kuu xiisay ❤️❤️isoo laabo

ridwaanabdi
Автор

Masha, Allaah masha, Allaah illaahay ha, usiyaado

adoontiialleadoontiialle
Автор

wle nin walba oo xaskiisa geeyo wadamadaas ama naag ku doorto wadamada galbeedka ayay jogtaa waaad ka shalayi doontaa waxa ku qurxoon gabar wadankaaga aad ku gursaty oo aad habena la qado habna la cunto xaas xalalana ku nowoto ani wan iska dhiibay wadan shisheeye waaba iga bis waa ino xamar

drkhaire
Автор

shiikh ilatali waxan ahay gabar xanuunsan oo shadiinqabto sidee uga hortagikaro ishiig qeyr alle haku siiyeeyo

faizafilsan
Автор

Masha Allah ilahow noxafid culumada dhamaan melwalbo e jogan Amiin ya rabbi

aminaabdow
Автор

maansha allah alle ha kubarkeeyo abudalxa maansha allah

manshaallah
Автор

asc maanshaallaah, maanshaallaah maanshaallaah allaah ha ku barakeeyo hana ku xifdiyo walaalkay maxamud sheeq Xasan aba dalxa

mohamudmohamud
Автор

Asxapey waxan rabaa inaan shekha Sual weydiyo marka qabkee loo weydiyaa ama halke loogu diraa suasha

saxiixmedia