SIDEE KU OGAAN KARTAA IN UGXAANTA DIYAAR TAHAY? (WAQTIGA UGU WANAAGSAN EE UUR LA QAADO)

preview_player
Показать описание
WAXII SU AALO AH QEEBTA HOOSE EE COMMENT NOOGU DHAAFA WAA IDIN SOO JABAABI DOONAA IN SHA ALLAH
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Bishan ayan kaqubestay tarikh 21 waxan alle kabarya owlad salaxa in uu alle igu arsaqo 5sano wax madhalin allow maxamed isisey muscab iyo munasar ayan kabarya intan hestana allaha ixafido gabdha aya igu bdn wil hal wil aya kahesta allow isi ada awodè😢 amin yarabi

XamdaCilmi-ezim
Автор

Alloow isii oowlaad baariyaal ah indinkana iisoo duceya

maryamcumar
Автор

Masha allah Dr waxaad ka hadashay dhamaan waa sax Allaha ku xafido

FarxiyoDhaashane
Автор

Illahow owlaad salixin ah oo beeri yaal ah isiii ya rapiii aniga iyo inti ilamid ah❤

munaabdikarim
Автор

calamadaha aad sheegtay dhan waa arkey😢😢😢😢

SahroQurxoon
Автор

Calamadahas waan isku arka mar walbaa qeyb ka mid ah lkn xanuun sa.iid ah ayaan dareemaa dr xanuunka maxaa sabab u ah midakle dad an waydiyey waxay igu dhaheen infection baa jiraa sidaa xanuunkaa ilaa 10 bari ayaa xanuun dareemaya dhiguna igumaa dhacayo markii mudo xanuunkaas ii haayo ayuu igu dhacayaa maxaa sabab u ah dr thnks 🙏

saapiriincabdixakiin
Автор

Allaha igu ar zaqo owlad salax ah plz isoo duceeya

NasraBurhan-mg
Автор

Dr bro kaso hadal shaking body markad jimicsi aad so subiso

AbdulkadirAweis-ey
Автор

Wllo gabdha hadii ug xanta laga saro dhigu ma ku dhacaaa

shariifoxaamud
Автор

Wll qoyan malihi mudo 6bil ah ayn iska waayey ee maxan sameya

HinadaAdan
Автор

Ani hada Ayaan xaladas ku jira ninkyga ilama joogo qoyankas wan isku arkay iyo naasa xanuunka caloshana xanun yar ayn ka darema wlhi 😢🥹

SadriAweys-fqlk
Автор

Illahayow awlad isi ya raabi iyo dhaman inti rabta

HodhanOlatAden
Автор

Ustaad kasoo hadal fertilization, muhiimadayda Waa first eight week pregnancy heerarka uu maro ugxanta intaas iyo inkale noo soo qulaaseey

cawadbarre
Автор

Kalarka ukxaanta ma qeybta cadanka cml baa ama waa wax cad

AaminoMohamed-xf
Автор

Waxan rabay inad iga cawiso dhanka galmada dr

ContactsM-ib
Автор

Hoyda an qoyankas aan laheyn maxa ufududeynayo iney yelato bls iga socawi

ikirantahlil