Somali girl street dance 💃 #tiktok #niiko #foryou #somalia

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

wllo waxaa iskadaa kusali xabiibkeena muxamed scw❤❤❤

XasanCabdiraxmaan-qzum
Автор

Nabiga kusali salalaahu calayhim wasalam wll waxan iska daaya

KhadarHiis-oj
Автор

Ilaahayoow noo dambi dhaaf, Diinta nafahamsii Xaqana nawaafaji dhamanteen

dayurwarfa
Автор

Suubxaanala allow dhaalinyaarada noohadaay wliiba duumarka amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

XasanMaxamed-ie
Автор

Away dadkii nabiga keenly ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

ibrahimBixi-ym
Автор

ilaahayoow noo danbi dhaaf diintana nawaafiji❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

yurubcabdilaahi
Автор

Islaxishoda😮 miyaydan muslimin ahayn ❤الله اكبر

HadiaIsmail-lded
Автор

If you agree to Ban tiktok in Somalia hit like or thumbs 👍🏽

yusuf.f
Автор

Arag wxan kilyaha weyn hade dadka wajiga
ka dadatay alle intee kagaleesaa subxaanallah☝🏻allah wuu ku arkaa wuuna ku maqlaa wxna kama qarsamaan waana naxariis badane wuna u naxariistaa adoomadiisa u toobad keena😊

Marjuu
Автор

Alle halaga cabsado dhalinyarooY nacdal inagu socta wxn dhawaaney in dhulka inala jaro😢

CabdiAziiz-gi
Автор

Waxaas is kadaaya walaal yaal Allah hanoodambidhaafo❤❤❤❤❤❤❤

yusrayusro
Автор

War ilaahaay ka baqa sidaan ilaahaay idiinma abuurine Acuudubilaahi mina SHAYDAANI RAJIIM.

Ayan-lehb
Автор

Xishad lana kusli xabiibkeen muxamed scw

AminaMohamed-tnln
Автор

Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

MaxamedyareAamino
Автор

Dhawaan rabi wuu ina halaagaya wlhy somaliyeey

munxasan
Автор

Aqlaaqdii ayaa halkaas mareeyso ilaahayoow umadeena soo hanuun
Khamiiskii iyo indho shareerkii miyaa halkaas maraayo

woowe
Автор

Waraa gabar ma kula dhalanin miyaa mise ma ku dhalin miyaa subxaanakaah sometimes people bad😢

mustafmohammad
Автор

‏حفصة وكل شيء يدعى أكو شي داومت رسول كصديق الإسقاط عشاء

rianbashi
Автор

Dawlada waa iney wx ka qabtaaa dadka..

qamarhassan
Автор

Allah howdadkan waxkabadal oonoosoohadee❤❤😂🎉😢😮😅😊😊

SagalAbdi-vn