Musalsalka Dhagar | Xalqada 7aad |

preview_player
Показать описание
Musalsalka Dhagar
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

31 / 12/ 2024 . Ilaahay Waxan Ka Baryayaa Qofkastoo Qoraalkayga Arkay Inu Ilaahay Waxkasto U Ku Hamiyayo Sanadka dhalana Alla U Fududeyo. Habeenkaa habeenkiisana Uu Farxad iyo Caafimaad Ku Damaashaado..
Aamiin aamiin.

BanCawl
Автор

Waan idin salaamay intii daawanaysa 30/12/204 aanu kuwada salino xabeebkeena SCW

asmaomar
Автор

Maherad maaha ee waa muqbaarad allow ha igu soo beegin mid meherad joogta

Maxameo....w
Автор

Ninkey jeebkiisi dhameysay intaso sana ay soo waday bey rabta inay aayar u jarto xirirka warka guurkuba kuma socdo dumarka qaar baan ka yaabay say u fikiran marka horaba hadaadan guur diyaar u ahayn xirir ka galin nin islaamed on ku qabina lacagtiisa ha cunin ilen qof lacagtiisa bilaash ku bixin majire umadana ha lugoynin o waqti haga dhuminin adna waqti ha iska dhuminin

Naima-
Автор

Adkaatey musalsalku meel xasaasi ayu maraya waa la isku jaakiraya

abdiwarsame
Автор

𝑾𝒍𝒍 𝒉𝒂𝒅𝒂𝒂𝒅 𝒂𝒓𝒂𝒈𝒕𝒐 𝒒𝒐𝒓𝒂𝒂𝒍𝒌𝒂𝒏 𝒊𝒈𝒖𝒍𝒂 𝒔𝒂𝒍𝒊 𝒏𝒂𝒃𝒊 𝒎𝒖𝒙𝒂𝒎𝒆𝒅 𝒔𝒄𝒘

MahamedYousof
Автор

Malintii Sannadka 2024 ugu Dambaysay 31-12-2024 Tuesday
Sannadkaa Barri insha Allah Curanaayaa 2025 Mid Khayr Qaba oo ilaahay Riyooyinkeena Nololeed inoo Rumeeya Haynooga Dhigo
Sannad Badhaadhe iyo Bashbash iyo Barwaaqo Watta idim Alle 🙏

Kii Noo Hagaagee Noqoo Loo
Han waynyahay 🤍

nuralcayn
Автор

Wan idin salamay cawa intaa 2025dwanaysa 😂

NajaxAhmed-ow
Автор

Waxan u malyn dona in ay nin kle ka raaci donto😂

IsarHodan
Автор

Anugu dulqaad dhan malihi naag meherad leh illaahow aanan guursan.
30/12/2024.

A.A.E
Автор

Doorashadii somaliland buu noqday guurkii😅

XAASILMEDIA
Автор

Ficnaan bdna naa haye dheh ninka oo sariirta udul saarnow😅

CaishohasanMinhaaj
Автор

Ladan Ninka maskinka ee Kalunka maydha intey lacagti ka laasatay bey rabta iney u jaakirto wale laga yeeli mayo xaliimo, waa khasab inad cuncunka daaweysa😂😂😂

oraahsameadanhassan
Автор

Cun. Cunkuun. Inaad😂😂😂😂. Iga daawaysaan rabaa

SuhaybXasanmahad
Автор

Nin xaaskiisii nin kale u heesayo ma fadhibaa u yaala 👀

aarenuur
Автор

Maamdan mid aan arki jiry u eegtahay😂😂

Hodan-wz
Автор

Cun cunka inad iga dawayso unban rabaah ala hoogay😂😭😂

nabiihashucayb
Автор

Adkaatayy😂😂😂😂
Adkaaatayy😂😂😂😂
Cuncunka maad Iga Daweyn
Murxaye😂😂😂😂😂

BoyMahir-xu
Автор

Anagaa meheradaha lagu qayilo soo dhammeysanay nooca reer miyiga ah waa naasir markaba waa laga tuuraa markaa naagtaadu yaanay meherad noocaas ah kuu faadhiisan

cabdilaahixiis
Автор

Ma da'dan ayay cunto ku baran dumarku marmarsiyo maba waayan nio 😂

AdnanAzmar