SIDEE LOO SAMEEYAA APPLE ID CUSUB 2024

preview_player
Показать описание
Apple ID waa adeeg muhiim ah oo lagama maarmaan u ah qof walba oo isticmaala aaladaha shirkadda Apple!

Haddii aad ku cusub tahay aaladaha Apple ama aad u baahan tahay inaad mid cusub abuurato, muuqaalkan ayaad ku baran doontaa habka loo sameeyo Apple ID bilaw ilaa dhammaad.

Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.

Igala soco:

===================================
#eng_yuyu #appleid
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

5K 👍🏾 gaarsiiya muuqaalka.
Kusoo biir YouTubekeyga oo kamid noqo saaxiibada 100K inoo raacaya:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)

EngYuyu
Автор

Waa ascaabtaada kugu xidhan zxp aad ayaad umahad santahay zxp khayr alaha kusiiyo waxbaan rabaa zxp sidee ayaan alada tiktok views aan uheli karaa lkn maxaa sabaaba zxp adigoo raaliah Noosogali bayjkaaga tiktok zxp Thanks pro

XamzaNajaash
Автор

Asc sxb waxay dhib iga heysataa iPhone keyga inan wax kusoo dagsado ma iga cawin kartaa haday macqul tahay midaas

AhmedHeybe-qh
Автор

Talefon aa soo gatay Apple ID ku xiran qofka aan kaso gatayna Passwrka waan ilaabay ayuu idhahy siden isaga remova plz iso jawaab

djboolan
Автор

Apple ID walbo gmail cusub miyuu rabaa walal

aliabdiyusuf
Автор

Anigu ipad baan haystaa meel kaadh lagaliyo maleh😢😢

hanadmohamot
Автор

Wll muqaal Waxaa Nooga Sosameysaa Apka projectorka ah Ee flash mobil Oo aad kudawanyso muqaalka darbiga pills Wll😢

MariaSaid-xo
Автор

Zxp xog naga siii Galaxy S10 plus, Mahad sanid

mohozil
Автор

APPLE ITUNES SOMALIA 🇸🇴 IS NOT AVAILABLE IN THE LIST SO HOW WE CAN REGISTER OR SOLVE THIS REQUEST OF REVIEW OF ITUNES STORE

kaltuunmohamoudmohamedguur
Автор

Abowe waxas kasoo haddashah sida mopil iPhone Samsung waxa kujiro ugu shub karto sida sawirda io vedo😢Eng

sunqyoosman
Автор

Sida apple Id active loga dhigo so dhig please

zamiamawran
Автор

Wn sameeyay Lkn wuxu i leeyahay could not create at this time 😢

SmileSweety-hppy
Автор

Eng apple id pasword ina kabadala rwa meqa xaraf ayaa ka koobaa yacni xarfaha meqa ka dhiga

khalidyare
Автор

ani waxaa rabaa inaa ii sameyso ma ii sameyne aniga waan said me ysan waye waa dalay😢

najuu_abdirizaaq
Автор

Lanbarka soomali miyaa ku samaysay mise wadan kale

Nourmohamed.