Gabay Gari Jaarso Gabay kahadlaya arimo farabadan

preview_player
Показать описание
Beelweynta Jaarso kaga hadlayso Dagaaladii Hore ay sogashay iyo siday wiilkodii Gari kombe uso korsadeen iyo madax adaygiisii jabkii kagaadhay.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wow gabay wuudhafay kaniyee magaac ubixuyaa jaarsoy ader Allah cimrugaa kuu dhereyo❤❤❤

Fihiimamuuse-um
Автор

From Samarooon 🔥🔥🔥 Jaasso 🎉🎉🎉🎉🎉 Dad Gob ah

arafaadsaleban
Автор

Jaarso jano my Dhiiga guul iyo gobanimo ❤❤

rabicaahmed
Автор

#Jaarso 💪🏼💪🏼💪🏼 #Geesinimo, #Gobnimo, #Maal, #Deeqsinmo, ugu imaw 💪🏽💪🏽💪🏽

n.h
Автор

Gari se ma inta Jaarsada qaarkood Oromada ciidan koodii soo kaxaysteen ayay maati iyo caruur iyo dumar laayeene, Gari wuxuu u babac dhigay Ethopia iyo Oromo oo dhan oo hubaysan ee waxba umada been ha u sheegin, tuug yohow! Ilaahay ifka ku cadaab ye!

aminaosman
Автор

masha Allah gabay akhiro udiray dadka cuqdadeysan

ugaasfaaraxmacalinfaaraxma
Автор

Jaarso cali madaxweyne dir waa geesiyo from isaaq axmed maxamed xiniftire mahe dir.

mansuurjama
Автор

Walalayolo burbur besha jarso ah so tiriiya ♥️

bisharoabdirahman
Автор

horta waxa xaqiiq ah in aad dhulka adiga lahayd oon bari iyo puntland ka imid 600 years ago lakiin saw dhulkaan manta deganahay iyo beerahaba adiga kaama qaadin saw tuliguled daarimi debiga daakhato banka geriga ceel geri gabogabo iyo waliba jinicsane oon wali kula deganahay saw caawa anigu majoogo, teeda kale maxaad darood usoo tirin xata geri baan kuu dhamayn dulufow adigana waxaad wadatey oromo oo 40milion ah, akisho, gure, idoo, r samaroon, shekhal, karanle oo xata hub ciidan, iyo dhaqale bay somaliland idoor kugu deeqeen hadana ana kaa furtey waxiiba viva gesiyada gerikombe dhashii axmed gurey. jaarso injirey adoonti gerikombe beenta umada kadaa

salmaabdi
Автор

ma oromadii af soomaaliga barataybaa asalkii iyogaaladaad aheedeen iyo oroma war qarnigii orama wiilwaal jigjiga ka qaaday yaa la joogaa

cabdinaasiryuusufciise
Автор

Moyalane ma gari iyo jarsaa isku haysta mise dir iyo darood mise idinkaa jarsow ormo dhulka Somaliyeed rabta dabada kuwata hadaydan cadawga dhulka kusoo duulay kadifacaynin kaleexda dadka jihaadka ha ka qasinee iska fadhiista

hammdihasan
Автор

Digniin ka timid sheekha ugu weyn sheekh isxaaq binu Axmed binu haashin sheekh aadin SIIRO DIGNIIN KU SOCOTA SOMALI OO DHAN .. OROMO JAARSO .. dhagayso SHEEKHA @

Somfox
Автор

Waa raga oromoo dhan uyeertey
halka geesiyada gari koombe kaligood nigu filnaaden ayagoo somali kale uyeeran xiita daarod
Gasiyada gari koombe waa raga hanti iyo xoogma ilahay iskugu daray alx allaha iga beerey

faan aan waxba aheyn ayaa lajogtaa walee kani been buu curiyey🤣😆

iqrasalebaanmaxamed
Автор

jaarsa direed eeeya adiga somaliland sheegeysid yaa asal jaarsa ah iyogaala madow

cabdinaasiryuusufciise
Автор

Gaaal gaaal dhalay oo oromo duufalay m

omarserbiya
join shbcf.ru