Xiisadda mucaaradka iyo DFS oo ka sii dartay | Qubanaha VOA

preview_player
Показать описание
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Xiisadda mucaaradka iyo DF Soomaaliya oo ka dartay, Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyey gobolka Bari, Yurub oo ka shireysa go’aanka Mareykanka ee Ukraine, tirada dadka laga masaafuriyey Mareykanka, Soomaaliya oo talaaleysa 2.5 milyan caruur, iyo qodobo kale

00:00 Furitaanka
01:10 Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyey Bari
02:16 Xiisadda mucaaradka iyo DF Soomaaliya
08:29 Yurub oo ka shireysa go’aanka Mareykanka
10:50 Tirada dadka laga masaafuriyey Mareykanka
13:18 Cabsida shaqaalaha beeraha ee California
18:57 Soomaaliya oo talaaleysa 2.5 milyan caruur
20:00 Kizza Besigye oo la dhigay isbitaalka
22:31 Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda

Mar walba nagu xirnow

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mahadsant walaashey VOA casha ibraahin casha cuut❤❤❤❤❤

husenabdimohamed
Автор

ASC BAHDA VOA MAHADSANIDIIN BARNAMIJYADIINA QASATAN CAWEYSKA VOA, FADLAN IDAACADA SUBAXNIMO WAA KU DHIB QABAA SABABTOO AH WAXAA KU BADAN DHAWAQA MUSIKADA CODSI HADAAD NAGA YAREYN KARTAAN LABA JEER AMA SEDEX JEER DHIB MALEH LAKIIN IDAACADA SUBAXNIMO CAADI MAHA, WERIYAD AMA ABAYOY CAASHO IBRAHIM WAAN KU SALAAMAY FARIINTEYDANA GAARSII MAAMULKA MAHADSANIDIIN ❤😊😍🇸🇴🇵🇸

ibrahimjan
Автор

Bahda voa wn idin salaamy gaar ahaan caasha cuud

cabdiraxmancisman
Автор

Ku.scw.scw.scw.scw.scw. ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

KayseHuriye
Автор

Somalia xikmad marabtee alh ha, hagaajiyo diin toodana alh usooceliyo....

abdirahmanmoallimmohamed
Автор

Raisa barlamanka wan swan asiga iyo xaskisa meshan ma aha Jedda Saudi Arabia ee nagana iyo nimo ka leysku keenay Ay ee barlamanka dowladeed wan idin salama

bashirabdulle
Автор

Calmiskood maxaa ka galay may ka sheekayso dalkeeda shabaabku qabsaday buntiland waa awooda banaanka taale
Toodii ayey gabeen mid kale ayey ka sheekaynwysaa naaagtani

Saydaanlaaye
Автор

Baarlamaanka somaliyeed waxaa loo bixiyey, QUEEN MA DIIDO, xildhibaanada dawlada raacsana, hunguri baa wado 5.000 baa lagu laaluushay oo mushaarka loogu daray, Hassan munaafuq iyo aden madobe ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah

husseinaden
Автор

Aadan madoobe dintiisi waa laluush haduu qaato lacaag ok wax kasta

abdulqaderomer
Автор

Qof iyo cod oo kaliya ayaan naqaanaa axmed madoobe ayaan wadnaa qof iyo codna ma ogolin meesha aad la aadaysaan idinka ayaa yaqaan

farahmalin
Автор

Barlamaan beeneedka wuxuu u furmi la'yahay in lasoo wado diyaarin Ajendayaal uu sameysan rabo Gurguurte oo laaluush ugu qebihaayo xildhibaano badan damiirkoodi dhintey iney gacan taag aan loo dhameen meesha la keeno ka dibna xaaraanka Aadan madoobe la yiraahdo oo jaahilka ah uuhalkaas ku yiraahdo :""Jhallayaal buugqa hala joojiyo, Hildhibaanada Sharafta leh wahaan ka odsaneynaa iney fariistaan ajhendahana od ga'an taag eh ayaan u qaadeynaa "", kadibna uu yiraahdo "" ajhendaha waa ANSAH"" .

abanuuromar
Автор

Ninka difacaya wax xassan sheikh arintisa wa inu wax ku saleya doodisa ah dorasha la qabanaya

arabaden
Автор

🤣🤣🤣 kan neefka ah ee leh doorsho qof iyo cod ah aa dhacaysa ma hada ayuu dhashay kaalay adigu qabo doorasho qof iyo cod ah bal inaad nabad ku siifadhidin vila wardhiigley

faysalyusufmaxamud
Автор

Parlamanka Waa Tuugo Lacag baa Lasiiyey She Qadan waa tuug mana is taahilo waa caloshis shaqayste 🤔🤔🤔🤔

caishamaxamuud
Автор

Hadii aan parlamaan larabin mawaxa larabaa damiin siyaasadeed oo sanad kasta soo taagan codna aan helin

farahmalin
Автор

Asha cuud hada kahor anoo caruur ah ayaad iwaraysatay 2004 ilaa 2005 hadaanan khaldaneen waxaan dhiganayay kuleej kuyaala galkacyo waxaad igu waraysatay line lineka telfoonka, waraysigaa mala helayaa hadda baad is leedahy.

Abdisalamjookar
Автор

Mareekan asaga ayaa daacish ah Yuu dadka waalin meel cidla ah ayuu wax ku tuur tuuraa

somwayptyltd
Автор

Waxaa la la, yahay Siyasad mowqifkeda nabad lagu raadinayo, ila inte ku jireyna xoog in wax lagu raadiyo

yuusufmayow
Автор

War horta dhagax ayaa sodhacayu un ladhalaa ilaa marki an yarayn beenta nagadaya walalayalow what 😂

abdidayibdaheyeh
Автор

Wallee reer aan ogahay ma guuro ayay dacawadii tidhi bucuuc bacaac

hassanmohamoud-tp
join shbcf.ru