XISKAAGA SIDAA U SHEEG BY SULDAAN SEERAAR 2017 HD

preview_player
Показать описание
Somali Films | Subscribe . Like And Share |
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestan markii iigu horeyso aan dhageysto waaye 22/sep/2023 dareemo bay wada taa😢❤

marualy
Автор

Wlhi heestan iyada dhan baa wada dareena hees an ka jeclhy majirto heesa aduunka oo dhan qofteydaaba loo qaday bahja hppi 🤩😍

cumarthiogo
Автор

After 4year ayaan dawanayaa yaa ila daawanaya 😓

Nihaalhassan
Автор

Subax axad ah, 16 June, Ciid wanaagsan waxaan rajaynayaa Ciidaan Ciida xigta in aan aniga iyo raxmo isla Ciidno 👍.

Haarri-Hassan
Автор

Still listing this song❤😮😢

Xubnaha isku toosan iyo
Xaadiyo kubkiyo gacmaha
Xurmiyo sharaftaada badan

Xariir weeye aqligu
Haduu kuu xulay ilaah
Xanaaqli io xishood
Garaad xeeriyo samaa
Naftaada Haduu xukumo

Haday xididada wadnuHu
Xidhiidh kula.leeyihiin
Dareenka xusuusta badan

Quruxda xubnahaaaga bilan
Qalbiga xodamiyo
Wadnaha xadxantaynayoo
Xabiibi kugu jantoon
Xayaati kugu

Dhamaan xaawalayda nool
Hadaad xidigtoodi tahay
Jacaylka xaq baan u helee

Haduu xisa wayn ibaday
Inaan xiilo guur fikiro
Haduu ii yahay xalaal
Xumaan kaama mudane
Xiskaaga sidaa usheeg

Inaan xural cayn aduun
Xaraga badan kaa dhigtoo
Xiskayga qaboojisaaa


One of the Chikatore Seerarrkaygowww love ❤ axsan Hees

15/12/2023

xasanxaamud
Автор

hbbi kugu jantoo
hayati kugu jecelay
2022😭💍❤️

havzaomer
Автор

Heesta qarniga 2021 ma dhagaysanaysa heestan 😭✌

mohafeysalmhd
Автор

Still 2025 may 21 1:15 habenimo after 6year 😢😢

CwaliOscar
Автор

Hees xasuus igu lEh😢🥺 wxaN i BaraY jacylkygiH miss you wlhi😢 waqtiga na kla fogeyy Bilaw iLa dhamaad wn ku jclaN Hpp😢

bahjopop
Автор

2025 yaa daawanaya tani hees way dhaaftay❤

KhaalidXasancali
Автор

Wllahi way igu socotaa romantic song climatic rain ☂

Shortstories
Автор

Heestan waxan kuso xasuustaa saxiibkaygii ugu qalisanaa oo uu wakhtigu na kala fogeeyey 😢2018 ayan aad u wada dhagsan jirnay

hamzeabokor
Автор

After 6years still am listening this romance song🫀❤️

abdalemire
Автор

❤Xubnaha isku toosaniyo
❤Xaadiyo Kubkiyo Gacmaha
❤Xurmiyo sharaftaada Badan
🌏💍😥
❤Xariir weeye Aqligu
❤haduu ku Xulay Ilaah
❤Xanaaqliyo Xishood
❤garaad Xeeriya Samaan
❤naftaada Haduu xukumo😢
🌏💍😥
❤aday xididadu Wadnuhu
❤xidhiidh kula leyihiin
❤Dareenka Xusuuta Badan
💍🌏😥
❤HOODOY Xubnahaga Bilan
❤Qalbiga Xoodaliyoo
❤wadnaha Xantaynayo
❤xabiibi Kugu Jeclahay
💍🌏😥
❤dhamaan Xawalayda nool
❤hadaad Xidigtoodii Tahay
❤Jacaylka Xaqbaan u helay😢😢
😭😭😭
Haduu Xiisa wayn I Baday
inaan Xilo guursan karo 😢

hamjvlogs
Автор

Mar walbo kama dalo dhagaysiged heestan Cwana iguma si jirto dacadi hasten xasus bey igu ledahay cwa ayaan dib uso boqde markale 2022 wayo wayo 😭✋

Abdullahidhaqane
Автор

2023/17 after 5 years wan arka is badal kad samaysyy maxa I diiday inan sada wax kasta ilowo oon hore u socdo just like u .ma ogtay inta qof e dabada isku dayay inay bos kaga badaln balse nasib daro qof walba adan ka dhex badhaa kamana helo. Keliya waxn jecla inay riyo noqo to nolshan aan ku jiraa ood igah kicso maraks na aan kula wadago sidey Riyadu u xumayd iyo waxyba hi xuma een so arkayy 🥺💔 I wish really to meet u some day

haawa
Автор

inan xuru cayn aduun xarago badan kaa dhigto xiskauga qaboojiza ❤
Allow mid raaliyad isoo door🙏🙏
13/09/2022 🤩

koofiyadofficial
Автор

Inaa la igu wayn yahaybah hadaan ogaaday
Anoo ka imid school oo qaadaya uun arkay heestan class f4 insha allah waan soo booqan doonaa inta iga dambaysa👍

hanad
Автор

Heestan waxn dhagayzanaya 11:00 habenimO khamiiz aH the bes music😱😔

zadaammaxamuud
Автор

Walaahi heestan waan jeclahay runtiih walina qofkaan jeclaan lahaa wali maan heli😪😪😪😪

faysafani
visit shbcf.ru