KALAMAAN IYO TIYAATARKA.

preview_player
Показать описание
Kooxda Kalamaan ayaa xalay ruwaayad ku soo bandhigtay Tiyaatarka qaranka.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mashaa allaah muqdisho waa maamodii wadanka allow magaceeda raaji waa maskiin iyo mudanaba u maciinto alle magaceeda ha jiro cadowgeda ha jabo.🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🌹

hani
Автор

Tiyatarki si wacan BAA lo dhisay Argagixisadi ilahey haka qabto

noorjimale
Автор

inta iga dambeyso like ta dhac kusiiya😍😍

عبدالقادرمحمد-سص
Автор

Muqdisho maqaamkeeda waa lama huraan??

libanmohamed
Автор

Waa marki ugu horaysay oo an arako kalamaan oo dawlada an mucaaraadayn. Wa marki ugu horeysay ee an like saaro

dhiblaawe
Автор

Kalamaan caadi maaha
Anne markii ay idhaafto caadi maahi oo waxbaa iga si noqdo!.

Balwaddeydu waa Kalamaan

Dhaga-baceyr
Автор

Walahi aniga hita lkn waa nacay. Kala maan kaftanka ayee run nogu keenan

yoni
Автор

Oday abdulle habaarka PHD buu ka haysta

caasholikeyou
Автор

Kuwaan intay joogaan hadaad ka nabad gashaan bun dubta reer kalamaanow

luulsheikh
Автор

Habar badana ma khasaba in xamar la raaco

Myway
Автор

Aw Cabddulow qowlaysatadaan ha iigu ducayn ee runta u sheeg najaasta xaaraan ku naaxa ah

luulsheikh
Автор

Guul hadii la is ogol yihiin cawdaga dalka waa mana aya arin kaas burao

jamamohamed
Автор

Kuraastu way banaan tahay laakiin dad baa jaran qatada la fariisiyey

luulsheikh
Автор

Kulmiye radio waa u xisaay tiyatarka waa imaanaa biis wye

amrannakataaofficial
Автор

Oday abdulle lol markan arko iska qosola

caasholikeyou