Duufaano ku dhuftay Maraykanka # Tornadoer i USA

preview_player
Показать описание
12.12.2021
Dalka Maraykanka, kooxaha gurmadka ayaa baadigoobaya dad nool goobtii ay ku dhufatay duufaano xooggan. Dhawr magaalo ayaa dhulka la sinmay ma cadda tirada ku dhimatay.

I USA leter redningsmannskaper etter overlevende i området som ble rammet av en rekke kraftige tornadoer. Flere byer er jevnet med jorden or det er uklart hvor mange som er omkommet.

Ny i Norge, Waa barnaamij loogu tala galay, soogalootiga cusub, waxayna ka heli doonaan, wararka maxalliga ah iyo dhamaanba wararka ka imanaya waddanka oo dhan. Barnaamijku waxuu ka caawindoonaa, dadka cusub, in ay fahmaan wadanka una fudaydiyo in ay bulshada noorwiijiga dhexgeli karaan. Barnaamijku waxa uu ku baxaa afafka, dari, af soomaali, carabi iyo af tigree. Waxaad daawan kartaa usbuuc walba ee xasuuso inaad subscribe samayso.
Med Ny i Norge vil NRK gi nyankomne i Norge en mulighet til å bli bedre kjent med landet de har kommet til. Målet er at tilbudet, som i hovedsak, omfatter lokale nyheter og reportasjer fra hele landet, bidrar til en større forståelse av, og integrering i, det norske samfunnet. Foreløpig presenterer vi innholdet på arabisk, dari, somalisk og tigrinja. Vi publiserer nye videoer flere dager i uken. Bli abonnent på NRK Ny i Norge!
Рекомендации по теме