DHAANTO ABDIWAL HASSAN DHUUX IYO YURUB GEENYO MUUQAAL QURUX BADAN

preview_player
Показать описание
DHAANTO CUSUB YURUB GEENYO IYO ABDIWALI HASSAN DHUUX
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxaa. Ahay qof aad fanka u tageera waligayna like ma saarin dhaanto ama hees lkn dhaantadan like waan saaray

SaidIssak-dw
Автор

Wow, waa dhaanto aad u qurux badan.
Jecliyaa dhaqankayaga
❤❤❤❤❤
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
❤❤❤❤❤

MBOsman
Автор

Waaw wa yurub geenyo oo macana dhaanto ku soo ee iyo Abdiwali wiilkii codka iyo laxaanka lookaga haray keep going bro

adeshabdirahman
Автор

Ayy boqorada codka iyo boqorka dhantada is helay yurub genyo iyo cabdi wali xanssn dhuux😊😊😊😊😊

Gosha-rercarale
Автор

@Abdiwali Xasan Dhuux keep going wllkay adiga io yurub mohamed Abdi sowtu Rahma❤

UgbaadMohamed-opms
Автор

Wow amazing dhaanto wlhi Boqoradii codka yurub geenyo sorry Rahma( mustaf khan)

mustafaadan
Автор

Walle Cod Loo Daa Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤

cismanabdi
Автор

NOOLE FANAANAD AH KACOD MACAAN ADUUNKA MADHALAN 😭❤️ SAWTU RAXMA
YURUB MAHAMED CABDI GEENYO 🔥

NAJIIBB
Автор

My name ❤ Ekam rash lanol jcl aanan heyn qofka aan jclhy mchnheyga kla go, nay muda dher ma.aqn wawtigu dhamaanayo ❤❤❤

NaciimoSuudi
Автор

Yurub geenyo waa inanta fakan Cusub ugu codka macaan ❤❤❤❤❤❤❤

AbdikaniAli-pqhp
Автор

❤❤❤❤❤❤habibi qali je taime toi habibi thank you habibi ❤❤❤

RahmaHoussein-bo
Автор

Yurub geenyo kasoo guurtay heesihii dhaqankay kashidsnthy❤❤❤❤

ShukriAbdulle-wu
Автор

Fanaaniintu waad ku mahadsadtihiin buuraha dheer dheer oo korteen ❤❤❤😂mansha allah beitiful scenery

ShukriAbdulle-wu
Автор

FANAANADA REER BOORAMA YURUBGEYO COD DAHABLAY AXMED WALI ISMA WAAN TAAGEERAA LABA FANAAN OO QAALI AH

xuseendahir
Автор

Sida ubax casoo 🌺🌺 il biyo leh ku yaal Ama sida ilayska 💡u shidan arlada yaan abowow runti ku ilashada ❤👌

kungabdhoodkaroon
Автор

Yurub genyo halkedi dhigtay dhantadu❤❤

mahamudadan
Автор

M, a inaaderkey cabdi wali dumashi sodhawow

ayaanmaxamed
Автор

Dhiil aguugan iyo caana agaan ku jiro afka yaa usaara oo ayaanti walbaba irmaan geel tolkeed ku hor oodan dhahaa ❤.

Eraydan waxay ka tarjumayaan sharafta dhaqankeena ee guurka iyo karaamaynta hablaha ee gola fadhiisiga.

faadumoyusuf
Автор

jawiga iyo heestuba way isleyin mnsha allh❤❤❤

AbuShaam-whug
Автор

Wixii indrkood shukaansada farta taaga waa heesteenii

SahraCalii