XIDIGAHA GEESKA 2018 | USADQAYNAY QARANIMO (18 MAY SOMALILAND) | OFFICIAL VIDEO

preview_player
Показать описание
COPYRIGHT PROTECTED BY AFRO MEDIA WAQAL STUDIO
Ereyada:Abdi Ismaciil Biso
Laxanka:Maxamed Miir
Music: Axmed Wali Furinle
Camera:Mustafe Saleebaan & Axmed Iid Shiine
Edited:Mustafe Saleebaan
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Anigu wixii reer somalilandah Ayuun baan liketa u saarayaa anigana iyagoo qudha ayaa iisaraya

abdirizakyousuf
Автор

Anigoo ah biyo maal ahmed aad baan u taageersanahay walaalahayo rer sland l'm from marko cadeey

jirfe
Автор

From sool sanad guuro wacan dadkaygow like isara
Horaa losoconayaa guuul guul

hablahawalalkood
Автор

Abti dhigin sare u dhafa cadawgin maciil baxo viva jamhuriyada barakesan ❤🗨💚

asaldhaladfaraxsan
Автор

Somaliland fanaan an uzo heesin caan mapa noqdo Amarka illahaY viva Somaliland iYo xidigaha geezka

hudaaliguhaad
Автор

I'm from somalia 🇸🇴 habalyo rer somaliland jiro joga waligin❤💚🖤

queencaaida
Автор

waYnaKa aPtiYaL NcaPkeeNu
ha GuPTo zOmaLilaNd💚💭❤

elzamer
Автор

Wlhy Wxan Calankas Ahayni Ima Deeqo Nolda Reer Somaliland Nabad Iyo Nlol ❤❤❤❤❤

matarazzidjamal
Автор

Ilahay iyo Malakul Jabriil calayhi Salaam ayaa idinla jiree weligiinba jira


In sha Allah ayaan wacan baa idinku soo wajahan wallahi calaamadaha uu llahay idin siinayo ka eegaa Cadawgiina cagaha hoostooda waaye mar walboo laydin xazda llahay wuu idin qaadaya dhega haudhigina kuwa mandhicirka idinka naceb ayaga unbay u darantahay caafimaad darada

baliahmed
Автор

Hamplyo dadkeygii happy 18may❤️❤️❤️❤️👏from muqdisha
Salaan wad u qalanta calankeygow🇭🇺

mahadabdiaziz
Автор

Mshaa allah intii reer Somaliland ah like ha iladgafin love you

kingcasse
Автор

Subaxduna isniintahy
Sacaduna aroor tahy
Saldhiguna togdheer yahay
Mursal muuse codkaagu waaa cajaayip

mohamedbluetooth
Автор

Macha Allah Caawa waaa Habden Ramdaan Wxan Ciidanka Qaranka U Rajaynayaa Guul Iyo Gobonimo Nabada Ku Dadaala Cidii Idinso donatana Ciida La sima

Abrahan-biihi
Автор

inta jecel somaliland like ha ila dhaafina😍😍

hoodphusen
Автор

Axsan yaa hees mnshallah guul iyo gobanimo ku waara my dear Country and people of Somaliland love you 💚💬❤👏👏👏👏👏👏
From Germany

mahdaali
Автор

ilaahii somalilander iga dhigayow waa kugu mahad adaa sharaf iyo cisi noo yeelay shugran ya rabi

samiyahusein
Автор

Inta ku faraxsan qarankena somalilnad
Like igu qabta
Viva somaliland ❤💚👻

mabzuuddaahir
Автор

Dhaladkii Somaliland
Kor ahaada wllohay
Viva dhulkayga hooyo somaliland

jannoomer
Автор

#Xidigahageeska waa Hanti Qaran Guul iyo gobanimo kuwaara 💚💭❤ somalilanders viva somaliland ✔✔✔✔✔✔

kingjamaludin
Автор

Xaqiiqatan nin Soomaliland gacan
Uqaaday oon adhaxda kaga jabin
Lama hayo💖 viva 👊Soomaliland
💪💪💪💪👏😍💖👊👊👊❤❤❤

adaruzmohamed