10 Calaamadood Oo Ku Tusaya Inaad Aad Uga Caqli Badan Tahay Sida Aad U Malaynayso

preview_player
Показать описание
Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:

Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Nabigu wuxuu yidhi qofka caqliga badan waa qofka naftiisa xisaabiya ee ushaqaysta waxa geerida kadanbeya.
Qofka muslimkina haduu arin kahadlayo hadalka nabigaa ugu horeeya

hudasuldan
Автор

lkn habeenkii xili hore ayaa la seexdaa waayo nabigaa seexan jirey scw

cabdiqaadirsaleebaan
Автор

Nabiga ku zaliya scw walaal alle qofka waxa uu ka dhiga ayuu yahay

FarduusCabdi-iyhg
Автор

waxkabaro channel waa channel aan aad ugu xiranahy waxyaalo badan oo iga qarsoona ayaan kafaaidey thankz macalin

maxaadali
Автор

Qodobka 1aad wan kaso horjeeda Sababtoo ah dhafarka wuxu sababaa dhiig yari iyo maskaxda oo nasiino fiican heliwaydo then shaqadi la raby qaban meyso✅✅✅

Amir-Gamer
Автор

Walhi intaba waan leeyahay marka laga reebo inaaan ahayn curad nasiib wanaga waxan ahay curad ku xigeen. Masha allah waad mahd San tahay masuul

mucaadabdishow
Автор

Thanks ustad A/risaq
Family Kenu wuxu Ka Kobahan yahay 11& 5 aya iga weyn 5 ana ka weyn ananq ka aqli badan daraasadaha aad sheegtayna waan leeyahay qofkuba haduu chenelkaga xiiseyo waa qof caqli badan wayo ninka aqliga yari wakhti uu ku dhagaysto kuma siinayo wayo uma baahna marka anu wxan aamisanahay dadka aadka ku xiiseya inay aqli badan yihin annu xita hadan wax kle daawanayey waan kaso baxa si aan markaba u daawado bilowgii ilaa manta waan kula joogav🥰 Hargeisa.

AlDawaaCilmi
Автор

Haa walahi inta aad shegtayba waan isku arkay mahadsanid
Profaysar.saare
Legan,

Muniracoco
Автор

9 kaba waan leyhy balse waxaan aminsnhy inaan dadka kale iga caqli badanyihiin alhamdullillah

alvaaro
Автор

Mansha allah waad ku mahadsan tahay sida wacan eed noogu soo gudbisay hal caalaamada mooyee inta kale waan isku arkay

kowtherhassan
Автор

Walaahi waa xaqiiq intaba waa dabeecadeyda curudna waan ahay thnks

khadiijocadceedmuxyadiin
Автор

Aniga ayaaba leh calaamadaha aad sheegtay oo dhan ku mahadsanid mudane maamule

hassanvip
Автор

Xaqiiq waaye sxb
In badan oo kamida waan isku arkay
Sida 1. Miisaankayga oo aad u yar
2. Warwar fara-badan
3. Fartayda oo isku dhex daadsan

MERCURY_PLANET
Автор

Ugu horeyn ustad adbad u mahadsantahey xogaa marka laga rebo in ad cured aheyn mida igu badan ayaa ah inan walwalo tan xikta adban u jeclahey inan waxkabaro aqoon ka radiyo lkn mida an u bahanahey inan ogado aya ah hadii an qof is iraa qofkasi sidas ayuu samen dona wey rumowda tas aya layaba in badan inan ku waydiyo ayan doon donaya ustaad thanks full respecti

anzalali
Автор

Dhowro calamadood ayaan leeyahay
Mahadsanid teacher

hamsesead
Автор

Haa wallahi inta ugubadan waan isku arkay

caishocawil
Автор

Qeybo badan oo kamida aan leeyahay waan ku arkay
Www masha allah
Calamade qaarne sxbkeyga iigu dhow ayaa leh
Waxaan leeyahay Caqligeena Aad Uu buu Sareeyaa👌

ayaanabdiaziiz
Автор

Hada waan aaminay in aan ahy qof caqli badan 👍 dhaaman calamadahaa waan leeyahy.

kamaalnazir
Автор

Alhamdulilah illahay haynoo siyaadiyo caqligeena

mohamedawed
Автор

😅😅walhi intaba waan leeyahy maba ogayn inan saa ucaqĺi badnhy tnks wayo waxaan ogaday inaan aqlilay ahy🥰🥰🥰😏

muwahibbashir
visit shbcf.ru