SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 35

preview_player
Показать описание
Muuqaal cusub iyo bahda FAM TV.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Fanax lowga wan jeclahy rufyan nimadisaa

farhiahashi
Автор

Allahu Akbar buraale Ben badna waiting for part 36 inshallah walaleyalow school an usocdha malinkasta madh kadigtin please 🥺🥺

queenofgrana
Автор

😂😂😂😂😂 musalsal qosol bdan waaye um ahzab iyo shataa sifican ayay ujiliyan tanks 🥰

Barka
Автор

Had maqasho saliga nabigena maxamad scw scw kusali ❤️

saabirin
Автор

Huyu shemeji fanaxlow ana ujinga sana, kwani anataka kuvunja nyumba ya Shuter?, mpaka anatoa siri kwa bi mdogo.shuter toshka ku boos boos

a.mohamedanwar
Автор

Wan suki lahay wlhi 😂wan ku hesta so dhoqsada 😘😘😘

fardowsacabdi
Автор

MAJEERTEEN io inta madaxa madow baa siman🤴

c.i.a
Автор

meel fiican ayuu marayaa filimka xitaa maseexdi in aan fiirsada ma ogii waad mahadsantihiin

ibrahimjanagale
Автор

shatigey iyo macwiistey xero kulahaa 😂😂😂😂😂

majdaamjad
Автор

Shata xal ma keeni doona tolow waala qabtee😂😂🤦

zakikliiv
Автор

FilmkaN McnwaaYe walhi Isago dhamadey lee arki ♥️♥️♥️

queenasiaatazha
Автор

😂😂filmkan intan firsanye cwa ugu shidnay wah what alovely episode😄🤳fanaxlow❤️👅

sabrinaalmooni
Автор

Hhh sausugaye aaaba dalay wllh 😂😂uku danbeyn😂😂😂😂😂

Maria-
Автор

Jamacada dhigataye fur mobilkan ku teh wlh sheeka igu so dhacde mama mobil lacag ika tur ine dhahday baa la dhahay pinka mobilka sheek mrkase dhahday jmcd aba dhigataye mxa wye pinka iweydineeso😂😂😂😂😂

shukriita
Автор

I love ❤️you so ❤️💯hamdi and shaataa❤️❤️❤️

nuurdiiinrasta
Автор

Riwaayadan qofkasta dharku riwaada ku dhigayo ayuu ku jiifsanaya kuna soo kacayaa
Xaashaaye dharka Hurdada iyo Dharka lamaanayaasha isku xirta😄

sirahmedfarah
Автор

Wllhi sidii musa salka cml ugu xirana hay hal qeeb ima dhaafto kuwii kale ee Turkish ka madaawado ee qebaha noso boobsiiya team shataa😎😘👍🦋💗💗❤️

farxiyofaraxsa
Автор

Mida kale gabadhi bahyarta la dhalatay waxaa fcneed in ay liiban isu arkaan gurigan filimka qebta gabadha safarka logu diraa wey kayara xumaatay waxaa fcned in Libaan fanax loow iyo gabdhi yareed meshan isu arkaan.

Waa hadii Ay gabadha yara mashquulin oo mashqulkeeda dartis lano yiri safar aaday😆

suleqamohamed
Автор

Liibaan warow waa lagu heystaa ha kaa saarto

mohamedfaqi
Автор

Jamacada sida talefanada lo furo ma labis baraa😂😂😂😂

Xaawo_sharaf
join shbcf.ru