SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 41

preview_player
Показать описание
Muuqaal cusub iyo bahda FAM TV.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Legend maxamadey cusmaa vs hamdi abdi & fatush ruwaayadaaan wey ka hir hashay somalia wlhi baaadiyaha xitaa waa lagu xeran yahay m.a maskax & miiisaan qof walibo kaalintiisa waaw ruwaayadaan gaaarsiiiya 300 oo halaqo wlhi baadiyo ayaan tagay saf ayaaba loogu jiraaa jaaaajerka talefonka si loo dawado maxamedey & teamkiisa m.a keep going team aaan ku faano aaad u taageero walibo si qaas ah ina abdi rahman & shaataa💝🙏

suldaanxasanwadani
Автор

Mahamadey cadaaa edab daraa intee lugubartaaa🥰🥰🥰🥰💓💓💔

abdullahikodey
Автор

٠
‏‎‏‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

abo.ase.
Автор

Buraaloow warlee maalacag kuqaadaneesaa kaalay anaa lacag kuuhaayee wariikeen😂😂😂😂😂

MaryamacabdirashiidxasanMaryam
Автор

Shataaa hbeen uu Romantic jilayo majirto miyaa intaa waa qaylinayaa guri uu ku nasto ma jirto😁😁😅😅😅😅

fatimaabdikarim
Автор

Shaataa Emotional Damage ka biyo uma kabado.😂🏃‍♂️

Abdirahmansocoto
Автор

Cunugii fanaxda qabeh cawa wara U Yaloh wasugi la.ahay yacei 🙁😂

yahyeyaayuureey
Автор

Why is it that when you guys upload a vid I get so happy ! Gosh True legends🙊🙏

DEMOMAHREZ
Автор

Fanaxlow lacagta mxa utustay war lee manta dhan🤣🤣🤣🤣

lailaabdullahi
Автор

Darbiga ilaalinaayay😂🥵shutter umad ma ahan😂😂

marwomuxumedcabdi
Автор

Musasal kan hawen walpo noo soo daaya plz plz plz

yasiinxasanmaxamedxasan
Автор

shatta ana xamdi keeping going you never disappoint

ahadinabdi
Автор

5:11 😂😂😂😂liiban burale rufyanimo socoto ayuuba nqday dadka ayuu isku diray

husseinahmed
Автор

Filim xiizo gooniya ku LeH BulzhdaH🥰🥰🥰

amaalcawil
Автор

Ilahey hanogalmeeyo jimcihi no balan ah kulaha shutter😂😂💔

assadxabip
Автор

Legend of all time in times of emotional damage

abdiweli
Автор

6:12 gabdhan isha hoosteda calamada kutalo bar miyaa mise waa dhaawac?🤔

husseinahmed
Автор

Waaw wlhi film qurux badan waaye waa kahelay

Fatumo
Автор

Walaahi fuuny waaye riwaayadaan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🫶🏻🫶🏻🫶🏻

marwomandeq
Автор

8:06 😂😂😂shata umad ma ahan kulaha maxa baranesa edab dara
Mxaa nerobi maado cusub malakenay edabdaro ladhahayo😂😂😂

husseinahmed
welcome to shbcf.ru