PRANK|| KII UGU XUMAA BARIIRAH OO XANAAG AFKA FURATAY 😱

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Team adnaheena only like ii saara wllyaal ifka wll lgu yahy😢👍💖

atm.sancho
Автор

Iyaa xan aa 🤣🤣🤣 wali prnk maa socdaa 🤣🤣
Adan cadeey 😍😍

qaayasiman
Автор

Inta adna jecel like isaara subscribe igu caawiya

mahadomar
Автор

Ma Shaa Allah wll adna wlh i like your videos so much keep going

salimalihajiabdullahi
Автор

M. Adna apyo saxaaf barnk ku samey naga aar wlaalo saxaaf u dhaarsanahay wllhi team adna hadaanu nahay like ha iga xasdina asxaabta adna

maariyoomarabdullahimaariy
Автор

Omg Adna iyo prank 😂 ani ayan diman in prank laigu sameyo 😂 😂😂 i wish ina kuarko wallahi 😍😘😘😘😘😘

fatmaibrahim
Автор

Prank San ujeclahay inta ilamidka like sar team adna

mohalimohsamii
Автор

Inta jecal Adna like isara 😘😘😘❤❤❤👈👈💝💝🙈🙈🇸🇴

hodanmuse
Автор

Adna ceeb waye walashey dadka kawen xishmey hadaladan wa ceeeb in ad dadka lawadagto maxa uga jariwesay hadaladan cebta ah adna sis adunyo yekusirin sis

sadiasiman
Автор

Aniga 78 ayaa iga horeyso like isaara intii iga danbeyso👍👍😰😰😰😰

salmaqurux
Автор

Asc Habibty hadalada qaar meesha in laga reebo ayaa qurux badnayd (subxaanalla)

ashanur
Автор

🤣🤣🤣Wey hanaaagTay wllaahi🤣
Prank noo so badi
Hadii aad I aragto ilaah dartii #Subscribe igu caawiya♥️♥️♥️♥️💯✔

xamaraawi_Noor
Автор

Inta ka hesha prankiyada Adna 😂😂 Subscribe ii saar

Qaryaan
Автор

Masha allha my quen Adn ilhey ha ino ka xafido ❤️🇸🇴💕👏

samiranuur
Автор

Adna walashay haltalo adoo iga xumaaneenin naagahaan youtubleyda kula ahan inaa xantooda iyo wada hadalka hoos hoos iskugu dhigtiin inaa ka yareeysatit ayaa kuu fiican sida qamar . bariira . Iyo kuwa kaloo badan
Dad kaa waaween oo hadana abaayo kudhahaa waan la yaabaa gabar yar ayaa tahee hore usoco youtubkaaga yee kaa mashquulinin
Raali noqo hadaa hadalkey dhibsatay

sheegowofficial
Автор

Inta rpto in adna eee prank ga joojiso like saaar because dadkiii dhan kuwaaashay prank prank

munodhaqane
Автор

MaShaAllah ❤️❤️❤️ Asaxabta isoboqoda iyo Subscribe ii saaray

aburahima
Автор

Bariira iku salaam mahamed sharif walshiis reer sharifow dhan waa wada salama adna cadey

edebsanaamin
Автор

Uff hadalada xunxun qofku marku shegayo waa lajara xishodki ceel alagu turay subxanallah

faraxomar
Автор

masha Allah wllshey adnahenna hory u soco

xayaatdegen
welcome to shbcf.ru