CASHAR 02 - Flutter Scaffold Widget

preview_player
Показать описание
Scaffold ku waa Widget kuu ogolaanaya inaad dhistid Visual Layout ka Application ku u baahan yahay sida ( App Bar, Body-ga, Drawer ka, Bottom Navigation Button-ka iyo Float Action Button)

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

wcww sxb, cilmiga allah hakuusiyaadiyo :(

Dark-thfg
Автор

جزاك الله خيرا ustaad aad ayaan kaaga mahadcelinayaa videoskaaga aad baan wax ugu faaiiday

ibnuhaadnaan
Автор

runti in bdn ayan sugayay casharadan wlhy adbad u mahadsan tahy

docctor
Автор

Mahadsanid wll waad noo faaidaysay alle Haku barakeeyo

machadkaal-kawkabonline
Автор

scm ustaad aad ayaad u mahadsnatahay waxan ka codsanaynaa casharada flutterka soo badi

sxjyhhj
Автор

wlhy abalkaga ma garanyo wxn ku gudo ustaad aad io aad bad u mahads
an thay

docctor
Автор

Mahadsnid ustaadi faluter Project real state ah Hadad wan ka sugidona Insha alh

aknamaadan
Автор

yaa allaaH thanks macalin runti aad io aad ayad u mahadsan tahy thank u soo

docctor
Автор

Sida Macbook Loogu shubo Soo Gali Ustaad MAHADSANID

siradcabdiqadir
Автор

Macallin iminkaan kugu soo biiray casharaadadan aaadbaan uga faaiday abaalkaaga alle habadiyo

machadkaal-kawkabonline
Автор

m.a ustaad ilaa play store aan ka saarno na gaarsii mahadsanid

gabsha
Автор

mahadsanid lkn casharda taxane ma ahan miyaa

cumaraburaz
Автор

Androd studi ayaa madaxa iga cunay wlhi

jarose
Автор

Hadaan awoodo 1m subs waan usamayn lahaa chanellkan lkn ardayda waxaan kacodsanayaa inay fafiyaan ardayda It ah ee whatsapp face twe kugu jira gaadhsiiya waan hubaa flutterka waxbadan lama socdaan inuu fududtahaye

jarose
Автор

Cilmiga illahay ha kuu barakeeyo ustaad qaali walall qaali maalin walba cashar soo geli waa codsi please

jarose
Автор

mahadsanid ...lkn casharda taxane ma ahan miyaa??

cumaraburaz