UGBAAD ARAGSAN DOODAADA MEELEY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

preview_player
Показать описание
Ugbaad Aragsan
Erayada iyo Lanka Sakariye Kobciye
Music Bulshawi Beatz
Camera Idiris Dabcasar & Khadar Waqal
Editing Khadar Waqal
Vocal Rec Ilyaas Idiris
Production Afro Waqal Furinle
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hees kastoo macaan waxa ka macaan Qur'an ka kariimka❤

salmaanahmed
Автор

Reaction buuqiisa wata heestan waa u qalantaa 😂 iga suga 👏.

ShiineCulay
Автор

Hanku waa dadnimadee
Waxa dila qofnimadaa
Diintu qaata may odhan
Ficilku dabweeyaan
Damqa ruuxa dhiigga leh
Qof wax diida kara noqo
Marna doonis yeeloo
Dareen inaad qofjira tahay
Doodaada meelee
Dagaalkaaga sababee
Danahaaga ka adkaw
Dunidana kujoog sharaf
Sida muuqo dayaxii

Damiirkaagu yuu noqon
Miday doorshaan waayuhu
Ku dagaallan sharaftoo
Badi badi dulqaadkoo
Ogoow darajadaadana
Ha uliicin doqontiyo
Inta laga ducaystoo
Dunjiga ka qani noqo
Doodaada meelee
Dagaalkaaga sababee
Danahaaga ka adkaw
Dunidana ku joog sharaf
Sida muuqo dayixii
Erayo dhaxal gala🧡

pharthuzdiamond
Автор

Waqal is Our Fav Queen Ugbaad Cirkaase Maree

Abdullahi-Daacad
Автор

.Nebi muxammed waa qofka ugu horreeya ee gali doono jannada❤ waxaana ku xiga ambiyadii alle iyo rusushii alle, waxaana ku xiga ummadda nebi muxammed, ummadda nebi muxammed waxaa ugu horreeya ee jannada gali doono waa kuwa fuqarada ah

Allow kuwii jannada aad galiso naga mid yeel. ... Aamiin dheh hadaad aragto commentigan.😍Aamiin 🤲

gudonahmed
Автор

Intii hooyo mcn unol fadlan liked kuqarac ado cafimad qawo 🎎

mahadmaxamad
Автор

Inta Hooyooyinkood noolyihin alla Ha udaayo inta ay Ka dhimatayna alle ha u naxariisto 🤲🤲🤲🤲allaw hooyo dhawr

Like ta dhac iga sii wll ama walashey

abdiqanijalaato
Автор

Quruxda caasimada somaliland hargaysa hadad ka heshay iyo boqorada ugbaad aragsan iyo heestedaba ❤️👈👏👍

suldaankhadar
Автор

Qof Wax Diida Karo Noqo Marna Doonis Yeelo Daren In Aad Qof Jiro Tahay😭💖
Zakariye Kobciye Wale Runta Ayad Ka Hadashay🙏🔥

juleibibade
Автор

Waqal Walee Gacan baan kaa tagqy keep going

maampa
Автор

2.7k oo comment hadad iga dhex aragtay legend ayaa thy

mohadahir
Автор

Ugbaad Aragsan quruxdii duriyada .

Reer hargeisa is muujiya my dhiiga

Another level 😘😘😘

edebsanofficiall
Автор

Waxan Hees Lama Oran Karo maahe magc kale Haloo bixiyo... Another Level👏🥰
UGBAADEYDA..❤

elyahyelaaskawi
Автор

Goobtu waa Djibouti jano mashaallah dalkaygi bilicda wacna 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

soumeyamahamoud
Автор

Qofkii aduunka ugu sharafta badnaa igu quruxda badnaa ugu dabeecad wacnaa ugu geesisanaa ugu deegsi sanaa ...waa rasuulkii muxamed

fadlan hadii aad jaanis u heshay akhrinta commontign ku sali scw scw

tooahiinegimer
Автор

Weey hargaysa soomaliland qurux cod qurux badxan 💚💭❤

sumayaahmed
Автор

ShaYdaaan iYo Qamar aYaaa degdega inta Igu RaaCsaN Liketa Ha igu Qabto😂😂😂😂😂😂

Khallo_
Автор

Hamigayga ii rumeeya oo soomalay isaara subcareb from Somali land❤️

nawaalcookingt
Автор

Arayadu waa dhaxgal murti xabaarsan
ugbaad aragsaN way ku luuqaysay manan garan in uu NiN weyni maskaxdiisa kazoo tujiyay zakeriye kobciye legend

fanbrojfilms
Автор

Hadaad jeceshahy xabiibkeena muxamed scw ha dhaafin adoo ku zallin ♥️💯

macalinkashidan