Musalsalka Dhagar | Xalqada 1aad |

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Alla fillimkan waan Ka hellay. Wll. Xalqada labaad. La soo😊😊😊❤❤🎉🎉🎉 dhakhsada

SuhaybXasanmahad
Автор

Horta wad mahadsantihin
Runtii wixii wacyiga bulsho
Ka hadlaya waa loo baahan
Yahay Wana soo dhawaynaya
Wana mahadsantihin inta kadib
Wixii anshaxa&shareecada
Islaamka khilaafaya kasaara
Oo saxa teamka musasalkow
Wad mahadsantihiin akhyaarta

TilaawatuQuraan-ewsz
Автор

Film bilaa Hibaaq gobada abdiqani isku filan ah bilaa ceegag ah waa madhax

AsmaDayib-pk
Автор

Wow Filimka Ay Reer hargisi ku jiraan waa filim iyo badhee🎉🎉🎉 waan salaamya theam ka unvstal tv🎉🎉

hodanibrahin
Автор

Sheekada musalsalkan waa baraac . Dadka jilaya baadiyaha ha ugudarnaadan

JamalJey-zm
Автор

Hayaaay flimkii cusbaa durba dagaal bu ku bilowday😂😂😂😂😂😂❤❤❤. Filmk ii musikk 🎵 baa waqtiga qaatay

Monash-go
Автор

Waan u xiisay musalsal maan daawan.baryahayn

ilkacasemaxamuudkhadar
Автор

Caruurahan qarniga illaa guurka waa la gaynayaa.
Yaab badanaa

KadanAliIsa
Автор

Ilmaha ilmaha qof la leeyahay nin ma noqonayo dee. Naag baa rag baa bi isay

fs
Автор

Hablaha ha ugafin barito Waa taa xaaskaada noqon doonta gabar soomaliyeed oo marka wax ka dhinaadaan aad ula imamdoonta ra, ayga. Markaa ha dhihin caqligooda kuma filna please.

Monash-go
Автор

Astaan TV hanagu noqonina universaleey

guleedafrika
Автор

Waa film laga soo shaqeeyey waxanse is idhi musiga haday ka daayaan maxaa dhicilahaa Olaahow Naga soo furo Somali musik ayaa waalay culimaduna kama hadasho in badan

DeganSh
Автор

Aaway qeeybtii kale universal maba soo jawaabaan

UmuHodan-ws
Автор

Sucaad darteed ayaan halkan u soo galey.

shamis
Автор

😂😂😂😂 Shada anaa kugeeyay anaana ka eryikara uf nin isagu iswadikara oon karabin inaad rimood unoqoto hala doorto Dumaroow

amalmahmoud
Автор

Waarun aabo
Iskuulka nage
Shaqada nage
Guurka gabadha noodoon
Mrka naweydii anaga lacg 😂

bashirmohamed
Автор

Mamooyinka qaar ba wiilsha halaabiya, nin dhan oo jaamacad ka soo baxay wali ha tidhaahdo daadaheeya oo qacanta wali qabta 😂

hodanhawsi
Автор

Wax aan diinta ku fiicnayn ayaa film ka kamuuqda sida habrahaas badhidooda ogaan umuujinaya ee shalmada gaaban intay qaateen haddana kasii faydaya ha laga saaro film ka ama hala asturo caqligoodu kuma filna xaawalayda ee

hossainechaji
Автор

Ninka xilka loo raadinayo iguma cusba, filim hore miyan ku arkey ma ogi🤔

jamilanor