DEG DEG C/FATAX MUCASHAQ OO XOOG LOOGA KAXAYSTAY MSS UUNSI OO OOHIN AFKA FURTAY. DABCASAR KARBASHAY

preview_player
Показать описание
17 December 2024
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Walahay rekan way dhibanyihin walideentu mafahmayaan carurta yaryar

nimcomuhumed
Автор

Hoyo macaan iyo naag 3 keentay ha isku mataalin subxaanallah

ragemohamed
Автор

Asc dadow waxaba ha isku daalin Bari buu radio soon iley n Waa Dow on laga sidaasad badan yahey ha is daalin soma li eyey

nimcihassan
Автор

Mxa dhacy sidee gabadha lo kaxeystey hal malin un joogey wiilku

naa
Автор

HOOYO meeldheer ayey wax ka aragtaa orod hooyadaa kaduceeyso naag waa lahelaa hooyadaa haday hal mar kaanaxdo wax kuuma hagaagayaan

SawdaSuleban
Автор

Wiilka lacag ha loo uruuriyo dan baa hahayiisa ee hala garab istaago soomaaliyay u kaca wiilka

IfrahJama-dn
Автор

Walaahi dumarka hadaad 20 dolar ku siiso 30 sano hadey ka soo wareegto wey sheegsheegeysaa subxanallah

ragemohamed
Автор

waalidki markuu diidayey hooyadi oo baryaeyso nabsigeedi kudhacay

mamamuslim
Автор

Wiilkan si ayuu u jilivsan yahay iyada waa mid cirka laga soo tuurey oo isdhaqan karin biil ayey dadkooda ka rabaan hadalkooda na ma maqlAYAN

lulali
Автор

Puntland u carara walaal waayo cid kucayrsankartaa majirto halkaa ka shaqaysta

qaaliyusra
Автор

War waxs naag fican ma ahan iskada ixtiram malahan

zamzam
Автор

Xasan sheeg waa oday families maxaa ka rabtaan soomaaliyey
Qaraarka maa joojisaan
Ilmahiina wax barta

sabirmohamed
Автор

Waxay familiyadaan wada xun ax ax😢 wllhi hada hadii naagahaas layiraa qabiil hebel baalaguduulayaa waxan hubaa iney naf iyo malba kubixinayaa lkn hada qerka wa kuwaa isku xumaynaya uf war somaliyey iskuxishooda

Luuz-ng
Автор

Hhhhh sificanbay yeshay wilna mahaya nagna mahayo

nimcoomar
Автор

Ilaahow dumar ha noo jebin waa cadow kula jiifta oo aan isku haleyn laheyn weeye

ragemohamed
Автор

Reerkaagii aad ku caasiday ood taladoodii diiday ku noqo

museosman
Автор

Oo ina adeeroow ma reee jigjigaad aheeyd waabad kala taqaanaa jigjiga

LadanQaasin
Автор

madaxweyne xasan shiikh maxaa kugu dhajiyey iska dhig iska dhig dhulka aayar iska dhig🤣🤣.

lulali
Автор

Abdi Fatah calaacalka jooji adigaa awal mooryaan guursaday,

hiboali
Автор

cimaran yaa salid qunbo eh oo karaligalineysa

NajaxMohamed-bced