PRANK AAN KU SAMEEYAY NAJMA HAGIO JACAYLKEEGA BARO
Комментарии
ilaa inta ayaa ka cararesa saliga Nabiga mohamed scw ❤
BishaarJey
Qofkii Aduunka Ugu Wanagsana eee Soo Mara Waa Xabiib Keena Mohamed Scw ❤
wizzcismaanyare
Hada nahay Team Asad dhaxalka kaliya kugu leeyahay waa like 👍 faqiired 😂❤
Sihaammostaphe
Alla gamekan waa gameki Amira wlahi si mcnaby u dheesha Amiri gamekan inkasto cwa xli hre laga saaray Asad mar wlba ood samaynaysid Amira noogu so dar challengegan 😊
SahraSead-we
Imk iyo amiira markee ku jiraan fun said wahe😂
AishaAbdirahman-ml
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻🕋🫵
KOKOBULLE-ite
😭❤️🫂inta ila jecel gabadha teamka igu heeso
Qabqabfamily_
Amiira sidaad u orody fany waaye waana meesha kaliya aan kaligey kuqosly😂😂😂
XasandaauudXaaji-sdlm
Dunida Maso Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW 📿 🕋
xamzataatiko-bsyq
Aduunka Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw ❤ﷺﷺ
Axkim
Sirta noloshu waa saliga Nabigeena NNKH soo qor scw scw scw
Wll supscripe na isoo dhe mahadsanid
banbaascitychannel
Omaar allow cafimadkisa usoceli Aamin yaarabi
cabdikhader
Challenge waliba season kaa waa another level Aniga 10/10 aa siiyaay Uma qalma xitaa 10/10 kaaa😢❤❤😂
SafaAhmed-qygy
Asad inuu challengaan into noosoobadiyo intarabto love iisaara
Abaaz-otbj
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍
Jack_cadna
Ku salin Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine All created prophet Muhammed ( صلي الله عليه وسلم ☝❤🕋
abdiraxmaanyare
Amiiro marwalba game mka kusoo dar waa jecelnahay😊🫶🫶
MushtiiAbdullahi-xezs
Dhamaaan musliminta isoo duceeya safar ayaaa ahay ❤