WHATSAPP QOF KALE SIDEE ULA SOCAN KARTAA

preview_player
Показать описание
-------------MUUQAALADA WAAN SOO BADIN DOONAA HADII AD GARAB ISIISAAN INSHA ALLAH SI AAN HORMAR UWADA GAARNO SHARE IYO LIKE INTABA KAHA BAQIILIN-----------
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
WAXAAD KA HELEYSAA QALABKAAN OO DHAN LINK-GA HOOSE
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
WAXAAN ADEEGSADAY INTA AAN DUUBAAYAY MUUQAALNAAK
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
#BOYA M4 PRO KIT
#CAMERA CANON 70D
#CAMERA #GOPRO HERO 7 BLCAK IYO #G7X MARK 2
WAXAAN KU HABEEYAY #FCPX #CAMTASIA STUDIO 9
COMPUTERKA AAN ISTICMAALAY #WINDOWS10 #MACBOOK AIR
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxaa raadinayseen gabdho waa hesheen 😆😆😁😁😃
Thanks legend

mahamudisse
Автор

Haa cabey wad noo fulisay thnks howshada wado cidna ha u yilcin umad badan ayaa kugu xiran anagaa Ku jecel❤️✌️

maadayuusuffoodcade
Автор

Subxanalah yaa kuu baneeyay inaad qof walaalkaa/walaashaa siraheesa lasocoto ilaaheey inaan kacabsano waa muhiim

Masago
Автор

Asc walaal cabey waxa ku weydiinayaa hadii mobilka aan rabo ina la socdo dhaqdhaqaaqiisa uu iga dheeryahay side laisugu xiri karaa pls jawaab

dueysandueysane
Автор

Sxb side qof aan kula joogin loogu xeri kara sxb tnx🥰

nuradinabdirizak
Автор

Legend sir badan ayaad fashilisay nabeey😂👍👍

nasriinxasan
Автор

Maclinow meeshan larabey shishka lama helin 😂
Qof iga fog Oo Mobile kiisaba heli Karin Ayan rabaa in an farafareeyo
Muhiimada wa Halkas

rashkaade
Автор

Qebtaaa waa lajogtaa telkiisa lkn marka u kaa maqanyhy neh keen bro thnks kaas ayaa ugu muhiimsan

cadeali
Автор

Shugran wll qof ka dher ama kala wadan tihin so gali

aasiyaqurux
Автор

Abowe Mobile kaa Fog Aan umalynaye 😢 Sidan Wan Naqanaa🤦‍♀️

Rahiilah
Автор

Thanks
Qofka kadeer na sidhe ola soconi karta

simaneygacal
Автор

Thanks wlhi shalay ayaa tiktoga kasoo raacay wlhi

muwahibmukhtaar
Автор

Nio waad mhdsn thy nin kaadaacad waligay ma arkin oo youter ah m.a wlleky🙏🙏🙏🙏

yoonisabshir
Автор

Bro am frm tiktok wankuwata marwalbo sxb keep going

cabdirizackofficial
Автор

Wllky cabey qof iga fog inaa ogaado baa rabaa midan waa qof ii dhow lkn qof iga fog sida lagu ugaan karo nosoo gali

rababqurux
Автор

Waa liila isticmalaa whataspkeyga siden ugu bixi kraaaa walal cabey

abdirizakyasin
Автор

Walalkey qali waxa noso galisa sodha wacitanka liskugu xiro

leylaadanhassan
Автор

Qeebta kale waan jeclaa hafoo aad swoodo❤

Awees-ilnz
Автор

Asc saxab wan kusalami

Nabarekad ayan raw saxb

idirisaxmadbanyax
Автор

Walalo aniga waalailaisticmala ee fadlan sida laiskafuro isheeg plz

Umu.R
welcome to shbcf.ru