Osmaneto DABKA MAAN KU DHACA

preview_player
Показать описание
Codki: Cusman Hajji Mungani
Xasuusti AUN Ahmed Shariff
Music: Said Ali Winkey
Promoter: Malyun Daqare
Studio Jeekey Husby
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Listening in Minneapolis 17/01/2024 . TikTok ka soo maqlay. Dabka maan ku dhaca mise waan ka durkaa.

AbdifatahShafat
Автор

Waxaa, iigu horeysey heestan
Anigoo muqdisho safar u, ah
I love xamar cadey💯💕
Inta iga dambaysa like

Abdirahman-pbbu
Автор

Gabar yar oo xanuusan oo hooyadeed ku madadaalinayso bn tiktok kusoo arkay, allaha caafiyo intiina iga danbaysana nabad ahaada 🤘❤️

abdallaboss
Автор

Dadka iga dambeyow oo dhagesan dono gadashey hestan wa idin slmy nbd ahada wlaladey 21/11/2021👌

qamarmidabasal
Автор

Xusuus hees waayo waayaa 18/5/2023 inta kadambeso dhagesta yaasha heesta Like this Comment

ahmedabukar
Автор

Axxxx Heesta xasuus waye . Tanzania--Carusha waayo waayo.

livinglifeofabundance
Автор

Xasuustii

Axmed Shariif.

Axmed Shariif, wuxuu ku faca, ama uu ku da' ahaa

Axmed Cali Cigaal,
Xasan Aadan Samatar
iyo
SAALAX Qaasim Naaji.

Cabdi Tahliil.

Allaha ha u naxariisto.

LibaaxaAfrica
Автор

This is the best version of this song.

zarayusuf
Автор

22 January 2023 maalin axad ah xasuus bay ii ahaan doontaa insha allah❤️💃😂🥺

itsprincess
Автор

Inta heestan dhegeysaneysa 2022, LIKE this coment. 🙏

AbdirizakMEssa
Автор

Nin walan oo tiktoka aan ku arkay ayaa heestan ku soo arkay isagoo ku ciyaaraya alle ha caafiye
Talow yaa ila mida

dabaaimaray
Автор

Osmaneto was a great entertainer during his time in Nairobi's pangani shopping centre area.Saturday night live shows and karaokes 😊..great moments!

omardini
Автор

Fanaanki heestan qaadi jiray lama hayo rag kale ayaa qaada hada axmed shariif

garaadmire
Автор

Heestan dhawr jeer ookala duwan baa la cusboonaysiiyay, asalkeeda waxaa qaaday fanaan Axmed Shariif la dhaho waana qaaraami hees cusub maha.

XanafQalbi
Автор

Ninkani heesta wuu ku raaxaystay, Cajiib.❤

mabsuudamuxiyadiin
Автор

This song needs to be in the Apple Music

lasqoraymedia
Автор

Xasuus galab jimacaa taariikhduna tahay 30/12/2022 qofki iga danbeeyo like ii saar🖐❤️💋🔥

nadiiroahmedomar
Автор

ani yaa heestaan tiktok ka soo arkey 😂😂😂😂😂

naciimamaxamedmaxamuud
Автор

Axmed Shariif ayaa heestaan leh orijinaal.

Axmed Shariif, waa fannaan ku da' ahaa, Xasan Aadan Samatar, Axmed Cali Cigaal, iyo Salaad Derbi.

libaaxaafrika
Автор

I like this song listening 6/2/2023 in hargeisa somaliland

Dayr
welcome to shbcf.ru