QAALI LADAN IYO RAAGE CABDE ALLE AYAA BADBAADIYAY LAAKIIN WAY,,,,

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Walaale cimraan iska daa heesaha ruux fiican ayaad tahay e waliba diinta aad ayaad u taqaanaa alle ha ku xifdiyo حياك الله وبياك

rahmaahmed
Автор

Masha’Allaah wlshn Qaali ladan iyo wllkn Rage cabdi waa dad aad u Qaymo iyo sharaf badan Masha’Allaah illaahay ha xafido isku waara Toobadana ha kaa Aqballo Allena wuu jecel yahay Adookiisa u Tobad keena waana wax lagu farxo illaahay ha siiyo guusha noolasha Aduun iyo Akhiraba hela Beautifull Famly ❤️❤️😍👍

deeqaaden
Автор

من ترك شيألله عوضه الله خيرا منه،
Qofki shey alle dartisa ugu taga wuxu ugu balaya sheygas wax ka kheyr badan

Masha allah inta muslim ah oo qalad kujirta alle haso hanuniyo

Qali ladan waxa kula talin lahaa xitaa filimka iney wax kale kubadalato insha allah barashada diinta islamka quranka iyo tafsiirkisa waxa darensanahay inu alle ugargarey 👏👏👏👏👏👏mabruuk mabruuk badal kheyr qaba alle kaga rajeynaa camal suban akhira jano adunka intaa jogtidna owlad saxlixin ah zowjkaga mid salix ah

fadumoibrahim
Автор

M.a wa wax lagu farxo in walashen fanki io folxumadi ka harty allaha dartis allaha ka cafiyo wixi ka tagay qof kasta oo fananda waxan allaha ugu barya inu rabbi so hanuniyo insha allah
Somali mel walba aad jogtan allaha idin xafido dhammantina

aragsanfaraxsan
Автор

Asc walalaheey somali iso boqda #subscribe igu cawiya iyo like mahadsanid 🙏

nimconadarbeauty
Автор

Masha Allah wllo cimraan waad mahadsantahay, wllky waxan kaa codsanayaa inad heesaha iska dayso weliba qur aankana waad taqaanaa, Allah ha idin bakakeeyo ello, .

nurasacid
Автор

Alx qali ilah mid ka qayr bdn hakugu badalo fanka waxa ilahey mahadis in alla ha unaxaristo gabadhi yared walashey munish geridedi inay samaysay dhalinyaradi tiktok canka ka ahayd ay quran iyo wacdi wada dubayan sida mjr official teamka wa jojiyen ayagana alx

xafsociisenaaaleye
Автор

Wcs family guul iyo barwaaqo hore socodah inshallah

Jamalosman
Автор

Please wlashay iyo wllkey subcribe ii saar somalinima igu saar please wlayaal

mohamedofficial
Автор

Walalayal waxan ahay YouTube cusub balis layka i sara mahadsanid walalayal ilaha ha idin xafido walalayal dhamantina Amin

rukiyaali
Автор

Cimraanow maxaad hawlahaas ka doontey qali wa gabdh xishod badane alle go.ankeda hawgu wado🥰🤲🙏🙏🥰

queen_azhwaaq
Автор

Cimraan wll aqli iyo waxgaradnimo alh ku ma nasty keep going ✨🤴

ruwaydaqalbi
Автор

Cimraan wuxuu gaargaar u maray oo gaabeey u helay ka baramoos baala weeyn kabaramoos buunsha karis(mida wax iska walaaqda oo baalidaa) 👌

rukiyoomar
Автор

Kkkk m.a alle ha uuziyaadiyo hanuunkeeda

abdinasirxaaji
Автор

Cimraanow baashalkagu waa caadi lkn fanaaan ha noqon iga talo anaga na soo hor is taag noo xaraabee heesuhu faa, ido ma leh waxna lagama dheefo reaction kugu filan baashaal👍👍👍👍👍👍👍👍

qaalimohamed
Автор

Isoo boqda SUBSCRIBE isaar alle qeyr haidn siiyo

nimcakitchen
Автор

Hadaad donaysid heesihii ugu dambeeye oo BILAA MUSIC AH chanellkayga soo booqo. RAP IYO HEESO CAADI AH OO BILAA MUSIC AH....

lacagleofficial
Автор

Asc maasha alaah waa iga khoslisiiyeen alahaah isku barakeeyo marki adanbeeysay inkastoo gooska aykudhufatay 😂😂😂

shahad
Автор

Sxb qofcade aya tahay niyow fanan matehet niyow masha allh

hfhdjjtiiru
Автор

Baarliin buu ka doortay cimraan inta aduunka jooga, iyadoo eey buuxaan kuwo dheedheer iyo kuw buubuurab (baala weeyn) qoraalkeeyga waa saas macnihiisa by g/mudug💯 👌baarliin baarka sare.

rukiyoomar