SIDII CALI WINKEY ISKA DAASHO DAASHOO LYRICS

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

hadii aad dhagaysanayso 2025 waxaa tahay legend waliba nasiib leh maxaayeelay waad nooshahay wadna caafimaad qabtaa sidayda alx like isaar hadaba 😂✌️

rashkaabdirahim
Автор

2024 ban dhagesanaya ano qalbigeyga la raacaya erayada saacadu waa 06:06 subaxnimo tariikhda 19 june 2024 goobta somalia mogadishu

tayoofficial
Автор

0:21Daadkii jacaylkaa i qaaday
0:24 Dareenkaagii baa ila fogaaday
0:41Dookhiyo naftaa ii heshiiyey
0:45 Waxaan daayey baan dib u bilaabay
1:21 Durba nabar xanuunaan la derisay
1:24 Addiguna horteed ima dawaynin
1:37 Alla, Iska daansho daanshood dhulkaagoo
1:40 Huuno, i dishaye walaal haygu diganin
1:49 Alla i dishaye huuno haygu diganin

2:49 Annoo dumarka iyo sheekadooda
2:54 Iska daayey oo aan Illaaway
3:09 Dabin sow adigu iimaad qoolin
3:13 Annoo daalan hawl ilama doonan
3:48 Qalbigayga ima daca docaynin
3:54 Muddo hadalo iguma duraynin

4:05 Alla, Iska daansho daanshood dhulkaagoo
4:09 I dishaye walaal haygu diganin
4:18 Alla, i dishaye huuno, haygu diganin

5:17 Galabtaan dawooy barashadaada
5:20 Durbaanka u garaaceed i deeqday
5:38 Maxaan day daygaaga u wareegay
5:42 Doon doonta raacdada ku daalay

6:15 Doonidaad i saartaad dagaysee
6:20 Dibnahaagu yey qosol dareemin
6:32 Alla, ilkahaaga diirka haka qaadin
6:37 Huuno, i dishaye walaal haygu diganin.

6:49 Iska daansho daanshood dhulkaagoo
6:53 Alla, i dishaye walaal haygu diganin.

6:58 Ilkahaaga diirka haka qaadin
7:00 Huuno I dishaye walaal haygu diganin.

00:00 Erayadii & Laxankii
00:00 Cumar dhuule Ali AHU
00:00 Codkii iyo
00:00 Siddi Cali Winkey.

00:00 WQ AbdisalaanfarahQaarey.

00:00 Mahadsanid GacanQabad.

SuugaanSafaari
Автор

Waayo waayo😊. 7Sano kadib Maanta si kadis ku’arkay. Waa Maalin Axadda Taarikhdu ay ku beegantahay 06/08/2023 AddisAbaba/Ethipia🇪🇹 Ku dhageesanaya. Jawi day😅.

Abdullahgii
Автор

Cumar dhuule cali wa hesti u dambesay u qaday Allaha u naxaristo 😭 jabuuti ayuna ku qaday isbuc kadibna wu dhintay kadib sidi cali winkey a mar kle qaday

mohameddekibraahim
Автор

I Dishaye walal ha igu digin 😢❤
Heestan 2023 hdii aad Dawaneyso
Legend ba thy like sar si aan dib ugu so dhageysto🎉😂

NimcoCali-vt
Автор

Heestaan walaashey ayaan ka maqli jiray 2005 anoo ilmo yar ah raadin badan kadib ugu dambeyn waxan helay caawa oo ay taariikhdu tahay 25/07/2022. 💔

nazurnazur
Автор

Ninki laha hesta Allah u naxrisro qabriga alow u qaboji cuma dhule

sabrinaawil
Автор

Hadad 2022 dhagaysanosid legend a tahay runtii 🥳🇸🇴💪🏿📿

lahiyealidalmar
Автор

heetan wxn kuso xsusta wiil xirir naga dhaxayn jiray o jarmalka lagu dilay😢😢

munaqurux
Автор

Waa Hees qiiro le runtii waxan galay xasuus xanuun padan runtii Alle qalpiga Ha noo Qapoo jiyo 😢

AyaanleCabdalle
Автор

2023 qoFkii dhagesanaya like dhac kusii walal😂😂 very nice songs 🎵 🤣

Xulkaqaraamka
Автор

Iyadoo hpn 12kii ah waliba qol cidla H dhexjiifa ayan dhagaystay waliba jecladay qof an necbaa 24 feb 2024❤❤❤❤❤😢😢😢

AbdiwahabMoote
Автор

qisadaan waxay ku dhacdey fanaan somaliyeed asagoo waayeela buu gabar jeclaadey gabadhaasna cudur halisa bay qabta o ay u qarisa ka dib xanuunkii bay qaadsiisa marku ku dhacayna waa uga baxda jacylkii sariir buuna kusoo urura meel walbana waxay u marisa inuu asaga xanuunka ku ridey markaas buu heesta ka sameeyay
Daadkii jacaylkaa i qaadey
Dareenkaagii baa ila fogaadey
Dookhiyo naftaa ii hishiiyay
Waxaan daayay baan dib u bilaabay
Durba nabar xanuuna baa la darisa
Adiggana imaada daweyn
iska daansha daanshod dhulkaago
Anoo dumarka iyo sheekadooda
iska daayay oo aan ilaaway

fatmaali
Автор

0LD IS GOLD. JUST LISTENING FROM ETHIOPIA 🇪🇹

IKhiyaarAbdimuumin
Автор

Heeata waxay igu leedahay xasuus gooniya mar walbana hadaaan ubaahdo inaan hees qaraami ah dhegaysto iyada ayaa igu soo dhacda qisada heestan iyo taydu waaaba isku mid baaa moodaaa .2/27/2025 bil ramadaan baa soo gelaysa hal maalin ayaa ka dhiman Alle nabad qab ha inagu gaadhsiiuo❤

calidaahir
Автор

Xasuus wlhi heestaan waxaa maqalkedii kowad maqlay 2005 waagi hogamiye koxedka waxaana dhageysan jiray nin cunto kariye ahaay oo ku jiray ciidankii maxamed qanyare afrax mar aan daganeen dagmada Deyniile cidi taqana taqaano waxaa laga yabaa dad cuni jiray bariis kurus lahaas iney halkaan jogaan war waan idin salaamay✋️

maxamedmowliidxarbi
Автор

"Daadkii jacaylkaa i qaaday
Dareenkaagi baa ila fogaaday
Dooqiyo naftaa ii heshiiyay
Waxan daayey baan dib u billaabay"

abdikadirsahil
Автор

qofkii dhagaysta jacayl dhabaa ku dhacaya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

AxmedMuxumad-btev
Автор

Xusuus. Sanadku waa 2006 waxaan joogaa photo laisku sawiro Ee ku taallo Ceel-gaabta, magaalada Buloburte waxaan soo doontay sawir aan kagalay photada 15 maalin kahor. Waxaa kadaaran Heestan oo dad badani sigaar ah ula dhacsan yihiin iyo wiilkii studeo-ga joogay oo kolkay dhamaataba ku soo celinayo. Waqti tagay sooma laabto! Peace and love.

ahmedcabow
join shbcf.ru