Muxaadaro qof kasta oo iimaan leh ka oohisa ~ Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

preview_player
Показать описание
FADLAN SOO QORA COMMENT CINWAANKA KU HABOON MUXAADARADA JAZAKUMULLAHU KHEYRAN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ilaahayow nagayeel kuwa adiga kuraali galiya kaa farxiya dariiqii rasuulkana raaca aakhirana rafiiqiisii noqda janatul fardowsa kula caweeya kula jaar noqda janatul fardowsa aamiinnn yaaa rabi

naimamakeupartsandvlogs
Автор

منشأ الله تبارك الله، بارك الله فيك، اللهم إني أسألك العفو والعافية والمعافاة الدائمة

Madar_mohamed
Автор

2 million ayaa daawatay, jasaakallaahu khayr, Sheekh mustafe ilaahay raali haka noqdo, war dhalin yarooy heesaha daawashadooda, iyo lahwiga aan iskadayno, oon Nafteena xisaabino suaasha qabriga ka hor.

mohamedjamachannel
Автор

Allaha kaa ajarsiiyo sheekh mustafe iyo qofka soo galiyay wacdigan

Ahmed-qpq
Автор

Jazaaka alaah khayru jazaa, shiikh Mustafe waa muxadarada keliya ee aan la ilmaynayay maalin iyo saacado ilaahayoow na badbaadi walaalayaaloow ha la is xisaabiyo

NoBody-vrxc
Автор

Ilaahoow Cadaabta kakori, Allaahumma Aamiin, Ilaahoow Diintiisa Naafic kayeel, Ilaahoow Waalidkiisa Udambidhaaf, Ilaahoow Awlaaddiisa Baarriyaal ugadhig, Ilaahoow Dartaa ayaan ujeclahaye Jecloow, Ilaahoow Ciddii Necebna Nebcow, Ilaahoow waaducadii Nabigeennu S A W ugu Duceeyey Xassan & Xuseene Rabbiyow iga aqbal, Ilaahoow Jannatul Firdawza Gali isaga & Muslimiinta oo dhan, Aamiin, Wabillaahi Tawfiiq.

alisharif
Автор

18-8-2021 maalin caashuura ayaan daawanayaa anigoo muuqaalkan daawaday in ka badan 10 mar waaanan xifdiyay erey kasta oo muxaadara ku jira kama daalo muuqaalkan .
Allow qalbigeeena iimanta ku sug. runtii sheekha dareenkiisa ayaa badalmay marka uu cali binu abu daalib ka hadlayo.

mohamedaden
Автор

i was suffering from depression and Allah show me all video sh:mustafe haji ismacil and calmed my heart and sh:mustafe you change my life thank you so much wll(Allah ku xafido amiin yaa rabi)

maxamedbarre
Автор

2.2 million viewers, waa sheekhi u horeeyay Somali ah ee halka gaadha.

Alle ha barakeeyo sh.mustafe

baadisocmedia
Автор

Jazaakalaahu alfa khayran Sh.Mustafe. Wakhti iyo juhdi badan baad galisay sidii umada Soomaaliyeed diintooda loo bari lahaa. Maxaad wakhti falisay dacwada iyo diinta. Ilaahay hakaa abaal mariyo anaga Ilaahay hanagu anfaco aamiin. Shukran

truecomment
Автор

muxaadaradan kama xiiso dhaco dhagaysigeeda jazaakullaahu khayr sh mustafa janatul fardoows allaah ha Ku geeyo

isxaaqbadri
Автор

"سبحان الله وبحمده عدد خلقه،ورضا نفسه،وزنة عرشه،ومداد كلماته"‬
‫3مرات‬
‫اللهم من قالها ونشرها فاغفرذنبه واشرح صدره ويسّرأمره واسقه من حوض نبيك ﷺ

TheLibaax
Автор

Jazakallahu kheir sheikh mustafe Alle haku anfaco anigiyo inta dhageysatay janattul firdowsa Alle hanugu kulansiiyo 🕋

babycartoonchannel
Автор

2020 yaa daawanaya muxaadardaa cajiibka ee sh mustafe soo jeedinayo alle jannada hageeye

maxamedcabdikariim
Автор

Ilaahayaw kubadbaadey nagayeel aammmiiinnn yaa rabi

khadarismaciil
Автор

Yaa rabi maalinta qiyaamaha carshiga nabiga scw na harsiii illahow naxariistada hanaga qadinin maalintaas yaa rabo waxa nahay bani.adan daciif ah yaa rabbi 😭

kordahab
Автор

JazakAllahu khyr sheekhuna Sh Mustafe Allah Swt miisaanka xasanaadka hakuusaaro, Allow Nagu anfac Aamiin

ahmedbilal
Автор

Subhanallah
Ilahayow naxaristada Janadada nagu sii anagana naga dhig kuwii ka cabsada layimada imaan saalixa. Ameen
Hasbuk Barakallahu Fik Jazakallahu khayr Sheikh Mustafe Xaaji Ismail

abdikarimali
Автор

Masha Allah noolow inbdn sheekh mustafe xaji ismaacil haaruun alle kuwii kuwaano qaata dhaman teen ha inaga dhigo ameen ameen

abdirahmanindho
Автор

من أحسن المحاضرات لشيخنا الفاضل الشيخ مصطفى حاجي إسماعيل هارون.-حفظه الله ورعاه وجعل عمره جسرا موصلا إلى الجنة.

abdikhaliqawil